28/10/2025
Full time score at Empire stadium ποΈ
F.c Waberi 1οΈβ£ f.C Tawakal 1οΈβ£
Goals
Gureyβ½οΈ (asist by abdijey)
Penalty waxay gushan kuracday tawakal united
MOTM
Gurey π
Sido kle waxan uamhadcelenena rifreeyadi cayarta dadihinayay baagow cambo Malay oo ciyarta si qurux badan uhayay
Sido kale waxan uamhadcelenena gudomiyaha xirirka kubada cagta gopolka gado cabdullahi cabdiqadir cabka oo noso dawasho tagay si uu no dhiri galiyo labada team gudomiyaha xirirka kubada cagta ee dagmada zawari iyo dhaman kaso qeyb galayasha Marti sharafta qiimaha badan
Waxan si gar ah ogu mahadcelinaha oo cupka qabanqabiyay captainka dagmada abdifatax yussuf dhumal (dubkey) oo utagan dhirigalinta iyo sosarka jiilka cusub ee dagmada mar walba mahadsanid masul
Hambalyo hambalyo hambalyo waxan hambalyo udirena dhigena tawakal united oo kugulesatay cupki ino dhaxeyay ππ
San anago kaqurux badan inan kugulesano kabab badan rajenena i.n never give up my phamily