02/12/2024
Maanta tarikhtu oo tahy 2/12/2024 waxa
Garoonka midnimo stadium 🏟 ee degmada marko cadey isku wajihi doono xoog weynta deg.buulo marer io dhigoda deganka golweyn Tartanka kubada cagta degmada marko cadey.
Taageryasha sharafta badan ee degmada buulo mareer lagu yaqaano iny jecelyihin sportska ha u diyar garobano insha Allah ☝
Guul degmada buulo marer insha Allah
XXiriirka kubada cagta degmada buulo mareerfollow share ♥