Maajid yare

Maajid yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maajid yare, Sports, Yaqshiid, Mogadishu.

12/01/2026
🚨 WAR CUSUB: Xalay, Karim Benzema ayaa la kulmay Florentino Pérez, wuxuuna kula taliyay inuu saxiixo ciyaaryahan khadka ...
12/01/2026

🚨 WAR CUSUB: Xalay, Karim Benzema ayaa la kulmay Florentino Pérez, wuxuuna kula taliyay inuu saxiixo ciyaaryahan khadka dhexe ah oo si fiican u maamula ciyaart in kooxdu keensato .

Halyeeyga Real Madrid wuxuu adkeeyay in khadka dhexe u baahan yahay horumar iyo xoojin, isla markaana wuxuu Pérez ku boorriyay inuu kalsooni siiyo Xabi Alonso.

Inuu La Qabsado xitaa Uma Baahna 🔥💎ENDRICK ayaa xalay Goolkiisa Kowaad Furtay Waliba Kulankiisi Kowaad Good Luck Endrick
12/01/2026

Inuu La Qabsado xitaa Uma Baahna 🔥💎

ENDRICK ayaa xalay Goolkiisa Kowaad Furtay Waliba Kulankiisi Kowaad
Good Luck Endrick

Antonio Rüdiger waa SHAKI uu ku jiro finalka Supercopa.
10/01/2026

Antonio Rüdiger waa SHAKI uu ku jiro finalka Supercopa.

Rodrygo waxa uu qabaa xanuun muruqa ah. Tijaaboyin badan aya berri lamaridona si loo ogaado haddii uu awoodi doono inuu ...
10/01/2026

Rodrygo waxa uu qabaa xanuun muruqa ah.

Tijaaboyin badan aya berri lamaridona si loo ogaado haddii uu awoodi doono inuu ciyaaro finalka

Real Madrid ayaa maanta dib ugu bilaabatay tababarka iyaga oo ku sugan Jeddah, Saudi Arabia, si ay isugu diyaariyaan fin...
10/01/2026

Real Madrid ayaa maanta dib ugu bilaabatay tababarka iyaga oo ku sugan Jeddah, Saudi Arabia, si ay isugu diyaariyaan final-ka Supercopa de España oo ay la ciyaari doonaan Barcelona maalinta berri ah 🗓️ — 11 January 2026. �

Like and follow and shere

Kylian Mbappé ayaa la filayaa inuu ka qaybgalo El Clásico / Spanish Super Cup final vs Barcelona kadib dhaawac jilib ah ...
09/01/2026

Kylian Mbappé ayaa la filayaa inuu ka qaybgalo El Clásico / Spanish Super Cup final vs Barcelona kadib dhaawac jilib ah oo uu soo gaaray, waxaana macalinka Real Madrid u sheegay inuu ka fiicnaaday oo fursad fiican u leeyahay inuu ciyaaro.

Brahim Díaz oo markale taariikh sameeyay! 🇲🇦⚽️Gool labaad oo muhiim ah & Morocco oo u gudubtay semi-finalka AFCON! 😍🔥Lik...
09/01/2026

Brahim Díaz oo markale taariikh sameeyay! 🇲🇦⚽️
Gool labaad oo muhiim ah & Morocco oo u gudubtay semi-finalka AFCON! 😍🔥
Like & Share haddii aad taageere Diaz tahay 👇❤️

Kala sarreynta horyaalka kadib guusha caawa aan gaarnay.🔥
09/03/2025

Kala sarreynta horyaalka kadib guusha caawa aan gaarnay.🔥

🚨 RASMI: Vinicius Jr ayaa ku guuleystay xidiga garoonka MOTM.
09/03/2025

🚨 RASMI: Vinicius Jr ayaa ku guuleystay xidiga garoonka MOTM.

FT: Real Madrid 2-1 Rayo Vallecano Kooxda ayaa wadada guulaha kusoo laabatay kadib 2-1 ay uga adkaatay Rayo Vallecano, g...
09/03/2025

FT: Real Madrid 2-1 Rayo Vallecano

Kooxda ayaa wadada guulaha kusoo laabatay kadib 2-1 ay uga adkaatay Rayo Vallecano, goolasha ay kooxda ku badisay ayaa yimid qeybta h**e waxaana dhaliyay Mbappé iyo Vinicius Jr.

Fikirkaaga 👇

Cawa labadan waraxysten.Vini 5 minutes ayay kuqadatay inu goal dhaliyo uuna cawiyo..
09/03/2025

Cawa labadan waraxysten.
Vini 5 minutes ayay kuqadatay inu goal dhaliyo uuna cawiyo..

Address

Yaqshiid
Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maajid yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category