Bag Abeeso

Bag Abeeso Sportska Waa Is Dhexgalka bulshada

04/09/2026

Kulan Duco Ah"

Xalay waxaa sharaf iyo farxad noo ahayd inaan booqasho ugu tagnay Zxpkeenna qaaliga ah, Dr. Salaah Carees Odaawa. 🀍
Anagoo ah dhalinyarada Xafadda Bag Abeeso, waxaan halkaas ku yeelanay kulan duco iyo is-xogwaraysi ah, kaas oo ahaa mid ay ka muuqatay walaaltinimo, isku duubni iyo is jacayl

Waxaan Alle uga baryeynaa Dr. Salaah Carees Odaawa caafimaad, cimri dheer iyo kheyr badan.

Bag Abeeso β€” dhalinyaro isku duuban, bulsho isku xiran

Hampalyo Hampalyo Hampalyo Gudomiyaha Sports ka Degmada buulo burte Cumar Mumin Warsame (Isloow)Gudomiye Soo Dhawoow Ka ...
21/08/2026

Hampalyo Hampalyo Hampalyo
Gudomiyaha Sports ka Degmada buulo burte Cumar Mumin Warsame (Isloow)

Gudomiye Soo Dhawoow Ka Xaafad Ahaan Bag Abeeso Waan Ku Garab Taagan Nahay Waana Kula Shaqeyn Doonaa I.AπŸ‘πŸ‘πŸŽ‰πŸŽŠ

07/08/2026

Qeyb ka mid ah Bulshada Deg/buulaburte, taageerayaasha iyo ciyaartoyda oo saadaalin ka bixiyay kulanka adag, ee galabtay ka dhici doono garoonka Godka ee xaafadda Bag-Abeeso.

Kulankaan ayaa wuxuu k**a danbeys u yahay league xiisaha badnaay ee ka socday xaafadda Bag-Abeeso.

Daawade Teamkee ayaad u Rajeyneysaa Hanashada Koobka? Saadaalintaado waa Muhiiim !

Team caalami Vs Team lions

Kasoo Qeyb Gal wanaagsan Insh allah.

πŸ“·

Breaking news 🚨Waxaa beri oo jimco ah laciyaari doonaa finalka league ka socday garoonka godka Ee Xaafada Bag Abeeso Wax...
06/08/2026

Breaking news 🚨

Waxaa beri oo jimco ah laciyaari doonaa finalka league ka socday garoonka godka Ee Xaafada Bag Abeeso

Waxaana wada ciyaari doono Team caalami vs Team lions.

Teamke ayaad u rajeyneysaa ku guuleysiga league? πŸ‘‡πŸΎ

Hambalyo iyo Bogaadin πŸŽ“πŸ‘Waxaan farxadda la wadaagaynaa Yuusuf Maxamed Cabdullahi (UK) oo soo gaba-gabeeyay heerka koowaa...
12/07/2026

Hambalyo iyo Bogaadin πŸŽ“πŸ‘

Waxaan farxadda la wadaagaynaa Yuusuf Maxamed Cabdullahi (UK) oo soo gaba-gabeeyay heerka koowaad ee jaamacadda (Bachelor's Degree).

Guushan waxay ka dhalatay dadaal, adkaysi iyo karti, waana tallaabo muhiim ah oo u horseedi doonta fursado iyo guulo kale.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu cilmigiisa ku anfaco, u barakeeyo mustaqbalkiisa, kuna guuleeyo himilooyinka uu hiigsanayo.

Hambalyo Yuusuf! Waxaan kuu rajaynaynaa guulo waaweyn iyo horumar joogto ah. πŸŽ‰πŸŽ“

Waxaan farxadda la qeybsaneynaa walaalkeen Hussein Geedi Wasuge, oo si guul leh u soo gabagabeeyey heerka 1-aad ee jaama...
07/07/2026

Waxaan farxadda la qeybsaneynaa walaalkeen Hussein Geedi Wasuge, oo si guul leh u soo gabagabeeyey heerka 1-aad ee jaamacadda.

Waxaan ugu hambalyeynaynaa dadaalka iyo guusha uu gaaray, waxaana Alle uga baryeynaa inuu u fududeeyo marxaladaha xiga ee waxbarashadiisa, kana dhigo kuwo guul iyo horumar ku dhammaada.

Hambalyo Hussein Geedi Wasuge! Waxaan kuu rajaynaynaa guulo isdaba joog ah iyo mustaqbal ifaya. πŸŽ“πŸŽŠπŸ‘

     😒Waxaa Saakay Hospital Digfeer Ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday   (Yaasiin Gureey) Oo Maalmahaan Xanuun Ugu Jur...
01/07/2026

😒
Waxaa Saakay Hospital Digfeer Ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday (Yaasiin Gureey) Oo Maalmahaan Xanuun Ugu Juray Hospitalka Waxaa Dhamaan Tacsi U Direynaa Ree Qaasim Mohamed Caraale Oo Maanta Ka Baxay Waxaan Leenahay Alle Ha U Naxariisto Samir Iyo Iimaan Alle Ha Inaga Wada Siiyo😒😒🀲🀲

     😒Waxaa Caawa Degmada Buulo burte ku Geeriyooday   Oo Xanuun Kusoo Booday U Geeriyooday Waxaa Dhamaan Tacsi U Direyn...
12/06/2026

😒
Waxaa Caawa Degmada Buulo burte ku Geeriyooday Oo Xanuun Kusoo Booday U Geeriyooday Waxaa Dhamaan Tacsi U Direynaa Ree Xasan Diiroow Qaasatan Familyga Ree Farax Hasan Diiroow Oo Caawa Ka Baxay Aabahood Waxaan Leenahay Alle Ha U Naxariisto Samir Iyo Iimaan Alle Ha Inaga Wada Siiyo😒😒🀲🀲

Ku Soo Dhawoow Dhulkaga Hooyo GarsoreWaxaan garab taaganahay Garsoore Omar Abdulkadir Cartan, waxaana ku faaneynaa dadaa...
10/06/2026

Ku Soo Dhawoow Dhulkaga Hooyo Garsore

Waxaan garab taaganahay Garsoore Omar Abdulkadir Cartan, waxaana ku faaneynaa dadaalkiisa iyo heerka uu ka gaaray garsoorka caalamiga ah. Caqabad kasta oo timaadda ma dhimi karto qiimaha iyo sumcadda uu bulshada iyo dalka ku leeyahay.

Waxaan u rajeyneynaa guul, samir iyo in fursadaha waaweyn ee soo socda uu si mudan uga faa'iideysto.

Address

Bulo Burte
Mogadishu
3663

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bag Abeeso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category