Abdi buulo Sports club

Abdi buulo Sports club Degmada Hodan

Maamulka Degmada BalcadWaad ku mahadsantihiin Sida aad u soo dhaweyseen Gidomiyaasha sports ka Degmoyinka Gobalka banadi...
09/06/2025

Maamulka Degmada Balcad
Waad ku mahadsantihiin
Sida aad u soo dhaweyseen
Gidomiyaasha sports ka Degmoyinka Gobalka banadir

Kulan lagu soo dhaweynaaye Legend macalin Degmada Dhargenley Deeq Badow Zeeno
11/01/2025

Kulan lagu soo dhaweynaaye
Legend macalin Degmada Dhargenley
Deeq Badow Zeeno

11/01/2025
Kulan xiisa badan ayaa shalay lagu ciyaarayGaroonka one play stadium Ee xafada albaraka Degmada hodan Team isku mit ayaa...
11/01/2025

Kulan xiisa badan ayaa shalay lagu ciyaaray
Garoonka one play stadium Ee xafada albaraka Degmada hodan
Team isku mit ayaa nahay

أنا لله وأنا اليه راجعون Maamulka macalimiinta iyo ciyaartoyda Abdi buulo sports club waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaa...
08/12/2024

أنا لله وأنا اليه راجعون
Maamulka macalimiinta iyo ciyaartoyda Abdi buulo sports club waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyaaday ciyaar yahankii h**e ee kooxaha JEENYO,FIYAAD,BANKIGA,iyo qaranka somalia AXMAD CABDULQADIR WALAAYO (CANTAR JEENYO) oo ku geeriyooday magaalada muqdisho jannadul fardowsa allaha haka waraabiyo aamiin aamiin 🤲🤲😪😪

Abdi Buulo Sports Club

Address

Albarko
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi buulo Sports club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category