Somali Football Awards

Somali Football Awards Celebrating Excellence in Somali Football Awards

20/11/2024

Xiriirka kubadda cagta somalia Somali Football Federation 1951 ayaa qabtay isku aadka horyaalka Somali National League ee Taabagalineyso IBS Bank sido kale sanadkan la bixin doono markii labaad Somali Football Awards waxaan la qiimeyna sida caadiga ah perfomence ciyaartooyda somalia

Mohamed Abdi Muudey Somali football Awards waxaa ay kugu hambaleyneysa inaad mar kale warbaahinta ciyaaraha ku matasho c...
04/11/2024

Mohamed Abdi Muudey Somali football Awards waxaa ay kugu hambaleyneysa inaad mar kale warbaahinta ciyaaraha ku matasho codeynta caf Awards 2024 .

Somali Football Awards Winner Haggi Ballon d’Or winner Rodri 🇪🇸✨Aweys Haggi So Ma mudneen In la siiyo  Ballon d Or
29/10/2024

Somali Football Awards Winner Haggi
Ballon d’Or winner Rodri 🇪🇸✨

Aweys Haggi So Ma mudneen In la siiyo Ballon d Or

22/10/2024

Gudoomiyaha Horseed colonel Dr Mohamed Ahmed İyo Gudoomiye Yahye sheikh oo hadalo Dhiirgalin ah ka jeediyay xaflada Somali Football Awards

Dekedda Sports Club
Horseed Sports Club

21/10/2024

Hambalyo Aweys Aadan imann(xaaji)

21/10/2024

Abaalmarinta best coach.Tababaraha sanadka ee Abaal-marinta Somali Football Awards waxaa ku guuleystay tababaraha kooxda Dekedaha Siciid Geesey.




20/10/2024

GUULEYSTE 👏🏾 Abdirahman Mohamed Jaamac oo ka tirsan kooxda Dekedaha ayaa ku guuleystay abaalmarinta goolhayaha ugu fiican Abaalmarinta Somali Football Awards.

20/10/2024

Kabtankii xulka Galmudug iyo kooxda Horseed SC Maxamed Cumar ( Gaabow) oo ku guuleystay abaal-marinta best young player of the year ee Somali ( Da’yarka ugu fiicnaa Soomaaliya 2024) Abaal-marinta Football Awards

Vividscope  thanks
19/10/2024

Vividscope thanks

19/10/2024
19/10/2024

Hambalyo Abshir Cali ayaa ku guuleysta abaalmarinta Ciyaaryahanada Baahiyaha Gaarka ah ee Abaalmarinta Somali Football Awards .

Address

Zoobe Km4
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Football Awards posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category