yahya yaya

yahya yaya Halkan kala soco wararka ciyaaraha ugu dambeeyay caalamka iyo soomalida nasoo follow gareeya azxaapta qaaliga❤️

30/11/2025

Yes manchester united guul 3 points inkastoo aan ku dhibaatooney

Chelsea oo ka faaideysan weyday red cardka arsenal, chelsea waa miisaanka culus
30/11/2025

Chelsea oo ka faaideysan weyday red cardka arsenal, chelsea waa miisaanka culus

Barcelona ayaa ku garaacsay atletico bilbao gurigeeda campnou 4 0 caawa waxba laga qaban karo Barcelona hooyada comeback...
22/11/2025

Barcelona ayaa ku garaacsay atletico bilbao gurigeeda campnou 4 0 caawa waxba laga qaban karo Barcelona hooyada comebackga

22/11/2025

Chelsea oo kaalin labaad is keentay hayaay xoogweynta markaan warkeeda wuu cadyahay.

21/11/2025

Saadasha kulumada isbuucan dhici dona horyaalka Premier League Alla maxay gambaro yaalan isbucan ⚽️✅

15/09/2025

Hambalyo manchester city fans

Address

Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when yahya yaya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share