31/07/2019
waxaa magaaalada Toronto ee dalka Canada si habsami uga socda koobka macallin Tuke cup 2019 iyadoo weliba kooxaha dhalinyarada iyo old-boys ka ey soo bandhigeen ciyaaro aad uqurux badan kuwaas oo kaga qeyb galayaan Tuke cup 2019 waxaa haataan la isla soo gaaray semi-final kooxaha kala ah (Jubba UK, Xiddigaha Fc, Australia, Semcy) isku aadka waxa uu udhici doonaa sida tan: [ 97 more words ]
waxaa magaaalada Toronto ee dalka Canada si habsami uga socda koobka macallin Tuke cup 2019 iyadoo weliba kooxaha dhalinyarada iyo old-boys ka ey soo bandhigeen ciyaaro aad uqurux badan kuwaas oo k…