Fursadaha Guuleysta

Fursadaha Guuleysta Ka faa'ideyso fursadaha joogtada ah ee aynu soo bandhigno, waxan kaa caawineynaa
1. Abuurista Ganacsi Guuleysta
2. Dalbashada Alaabaha ee Shiinaha
3.

Fikrado Ganacsi iyo dhaqaajintooda
4. Inaan kuu xayeysiino Ganacsigaada

Jaamacada Afrikaan ee Muqdisho waxa ay qaadaneysaa arday cusub kuwaas oo loo diyaarin doono Cilmiga Barashada Daawada  P...
18/08/2026

Jaamacada Afrikaan ee Muqdisho waxa ay qaadaneysaa arday cusub kuwaas oo loo diyaarin doono Cilmiga Barashada Daawada Pharmacology.
Kamid noqo ardayda kooban ee ay Jaamacadu ugu talo gashay in ay ka faideystaan fursadaan

✅️
📍

Ma u baahan tahay alaab ganacsi oo leh astaantaada ganacsi, alaabaha aad naga heli karto waxaa kamid ah 1. Power banks2....
12/07/2026

Ma u baahan tahay alaab ganacsi oo leh astaantaada ganacsi, alaabaha aad naga heli karto waxaa kamid ah
1. Power banks
2. Books
3. Key holders
4. Cups
5. Pen
6. Watches
7. Gift boxes

12/07/2026
Waxaan kuu heynaa fursado ganacsi oo ka kooban barfuuno + cataro tayo leh oo aad ku kasban karto macmiil badan. Ku biloo...
12/07/2026

Waxaan kuu heynaa fursado ganacsi oo ka kooban barfuuno + cataro tayo leh oo aad ku kasban karto macmiil badan. Ku biloow kaliya $100 kana samee $300+ .

Ma leedahay hammi ganacsi mase ku heysaa fikrad la'aan, waxaan diyaar kula nahay inaan kaa caawino keenista Fursadaha Gu...
12/07/2026

Ma leedahay hammi ganacsi mase ku heysaa fikrad la'aan, waxaan diyaar kula nahay inaan kaa caawino keenista Fursadaha Guuleysta ee ganacsigaada mustaqbalka.

12/07/2026

Ku bilow ganacsigaada maanta $100 kaliya

12/07/2026

Kaalay nagu soo biir oo nala guuleyso

12/07/2026

Nagu soo biir

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fursadaha Guuleysta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share