Amin

Amin Waxaa halkaan idinkugu soo gudbin doona wax walbo ku saabsan Ciyaaraha!

FT: Ac milan 1-0 Spurs FT: PSG 0-1 Bayern Munich Ac milan oo gurigeeda ku garaacday spurs PSG Iyada ne taageerayasheyda ...
14/02/2023

FT: Ac milan 1-0 Spurs
FT: PSG 0-1 Bayern Munich
Ac milan oo gurigeeda ku garaacday spurs
PSG Iyada ne taageerayasheyda hortooda lagu garaacay

Champions league is back.Mid ka mid tartamada ugu xaraarada badan dunida.AC Milan oo soo dhaweyn doonto Spurs Halka Baye...
14/02/2023

Champions league is back.

Mid ka mid tartamada ugu xaraarada badan dunida.

AC Milan oo soo dhaweyn doonto Spurs
Halka Bayern Munich Ee booqon doonto caasimada France e Paris.

Sanadkaan CL final waxaa marti galin doonto magalada Istanbul, final sanadkaan waxaa la ciyaari doonaa 10ka June.

Kvara xili ciyaareedkaan 23 kulamo 11 Goals 12 Caawin ninkaan summerka immisa ayaa laga bixin doonaa?
13/02/2023

Kvara xili ciyaareedkaan
23 kulamo
11 Goals
12 Caawin
ninkaan summerka immisa ayaa laga bixin doonaa?

LEEDS 0-2 MANCHESTER UNITEDUNITED oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda leeds, kaalinta 2aadne si kumeel gaar ah ugu so ...
12/02/2023

LEEDS 0-2 MANCHESTER UNITED

UNITED oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda leeds, kaalinta 2aadne si kumeel gaar ah ugu so fadhiisatay 🔥

Rashford o la joojin la' yahay.

Champions of Europe Champions of world  Real Madrid oo ku guuleysatay markeedi 5 Aad koobka kooxaha addunka
11/02/2023

Champions of Europe
Champions of world
Real Madrid oo ku guuleysatay markeedi 5 Aad koobka kooxaha addunka

Arsenal Isbuuci labaad oo xiriir ah dhibco lumineysa.Arsenal ayaa barbar dhac la dhaafi weysay 1-1 Brentford.
11/02/2023

Arsenal Isbuuci labaad oo xiriir ah dhibco lumineysa.
Arsenal ayaa barbar dhac la dhaafi weysay 1-1 Brentford.

Chelsea o raadineysa form-ka saxda ee wadada guusha, hadane bareejo kale😬
11/02/2023

Chelsea o raadineysa form-ka saxda ee wadada guusha, hadane bareejo kale😬

Waa habeen jimco ah, aan kuwada sallino suubanaheena Muxammad Sallalahu Caleyhi Wa Sallam.
09/02/2023

Waa habeen jimco ah, aan kuwada sallino suubanaheena Muxammad Sallalahu Caleyhi Wa Sallam.

Da'da waa tiro.Cristiano Ronaldo ayaa u dhaliyay Super Hatrick Al Nasr🔥4 GOOOOOOOOL!
09/02/2023

Da'da waa tiro.

Cristiano Ronaldo ayaa u dhaliyay Super Hatrick Al Nasr🔥

4 GOOOOOOOOL!

MANCHESTER UNITED 2-2 LEEDA UNITEDManchester oo soo laabasho 2-0 ka imaaday ayaa kaliya la hoyatay hal dhibic.No Casemir...
08/02/2023

MANCHESTER UNITED 2-2 LEEDA UNITED

Manchester oo soo laabasho 2-0 ka imaaday ayaa kaliya la hoyatay hal dhibic.

No Casemiro, No Guul 😬

THE CLUB WORLD CUP FINAL🏆🇪🇸 Real Madrid vs. Al Hilal 🇸🇦
08/02/2023

THE CLUB WORLD CUP FINAL🏆

🇪🇸 Real Madrid vs. Al Hilal 🇸🇦

HT: Manchester United 0-1 LeedsGool daqiiqada koowaad laga dhaliyay United ayoo lagu kala nasanaya😬Gnonto😅
08/02/2023

HT: Manchester United 0-1 Leeds

Gool daqiiqada koowaad laga dhaliyay United ayoo lagu kala nasanaya😬

Gnonto😅

Address

Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amin:

Share

Category