Ocean Football Academy

Ocean Football Academy Ocean Academy Waxa la aasasey Sandka Marku ahaa 2012 wa team ka dhisan DGM.YAQSHID xafada SINAAY

 Fc Horyaal 3-1 Mogadishu City Club
29/04/2024



Fc Horyaal 3-1 Mogadishu City Club

   Fc Horyaal vs Ocean Football  Academy Waxaan rajeynena guul inshaAllah.
29/04/2024




Fc Horyaal vs Ocean Football Academy

Waxaan rajeynena guul inshaAllah.

  No 21Ciyaaryahan Ashraf oo ka tirsan Acdemiyada Ocean Football Academy  oo sandkaani ka qeyb galya tartanka schoolaadk...
19/04/2024

No 21

Ciyaaryahan Ashraf oo ka tirsan Acdemiyada Ocean Football Academy oo sandkaani ka qeyb galya tartanka schoolaadka U15 Asigona Matalaayo school ka 20 DECEMBER.

waxaad qaadey tilaab facan waxaan ku rajeynena guulo faraban inaad ka so hoydo.

. .

Eid Mubarak dhamaan umada Musliminta meel kasto ay jogaan كل عام وانتم بخير
09/04/2024

Eid Mubarak dhamaan umada Musliminta meel kasto ay jogaan كل عام وانتم بخير

  Eveco Fc ( 0-0 ) Ocean Football Academy  .
28/03/2024




Eveco Fc ( 0-0 ) Ocean Football Academy

.

GAME DAY 💥 MUNISHIBIYARAMADANCUP.🆚 Eveco⏰4:00pm.🗓️28/03/2024.🏟️Munishibiyo.InshaAllah waxan rajeynena guul .
27/03/2024

GAME DAY 💥 MUNISHIBIYARAMADANCUP.

🆚 Eveco
⏰4:00pm.
🗓️28/03/2024.
🏟️Munishibiyo.

InshaAllah waxan rajeynena guul

.

 Ocean Football Academy 1-1 Xamar Bile AcNext game win inshaAllah.  .
23/03/2024



Ocean Football Academy 1-1 Xamar Bile Ac

Next game win inshaAllah.

.

      Barito oo SABTI ah waxaan la cayaari dona dhigeena XAMAR BILE AC ciyartaas oo ah wareega 2aad ee group stage ka ee...
22/03/2024




Barito oo SABTI ah waxaan la cayaari dona dhigeena XAMAR BILE AC ciyartaas oo ah wareega 2aad ee group stage ka ee tartanka MUNISHIBIYA RAMADAN CUP 2024

Waxaan rajeynena guul inshaAllah

.

Hambalyo Ashraf
22/03/2024

Hambalyo Ashraf

Wareega 1aad ciyaarta 6aad waxaa ku tartamayo  Ashraf & MuqtaarOcean Football Academy 24 hours challenge.Ashraf (😮) Muqt...
21/03/2024

Wareega 1aad ciyaarta 6aad waxaa ku tartamayo
Ashraf & Muqtaar
Ocean Football Academy 24 hours challenge.
Ashraf (😮)
Muqtaar (❤️).

Shuruudaha 1 page ka follow dheh 2/ calamada codenta tabo.

Follow our page freinds🙏

.

Hambalyo Ali banda
21/03/2024

Hambalyo Ali banda

Wareega 1aad ciyaarta 5aad waxaa ku tartamayo  Ali banda & AxmadaOcean Football Academy 24 hours challenge.Ali baanda (😮...
20/03/2024

Wareega 1aad ciyaarta 5aad waxaa ku tartamayo
Ali banda & Axmada
Ocean Football Academy 24 hours challenge.
Ali baanda (😮)
Axmada (❤️).

Shuruudaha 1 page ka follow dheh 2/ calamada codenta tabo.

Follow our page freinds🙏

.

Address

Sinaay
Mogadishu
[email protected]

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ocean Football Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share