Page Liibaan Sports News

Page Liibaan Sports News π‘Šπ‘Žπ‘₯π‘Žπ‘Žπ‘‘ πΎπ‘Ž

πŸš¨πŸ’£ Chelsea ayaa sare u qaaday wadahadalada Alejandro Garnacho , Wadahadallada labada kooxood ayaa hadda meel fiican mara...
11/08/2025

πŸš¨πŸ’£ Chelsea ayaa sare u qaaday wadahadalada Alejandro Garnacho , Wadahadallada labada kooxood ayaa hadda meel fiican maraya.

Garnacho ayaa kaliya doonaya Chelsea, heshiiska shaqsiga ah waa la isku afgartay, labada kooxood ayaana ka wada xaajoonaya qiimaha.

Garnacho, ayaa la filayaa inuu noqdo ciyaaryahan Chelsea xagaagan. β³πŸ”΅

πŸ”— Fabrizio Romano

Xaalada Gyokeres πŸ‘‡πŸ½Sida ka war qabno Arsenal & Sporting wa ku hehsiyen qiimaha guud ee xidigan €63.5M (Β£54M) plus €10M g...
15/07/2025

Xaalada Gyokeres πŸ‘‡πŸ½

Sida ka war qabno Arsenal & Sporting wa ku hehsiyen qiimaha guud ee xidigan €63.5M (Β£54M) plus €10M guno ah .

Labbada dhinac aya isku heystay sharudaha lagu bixinayo lacagaha gunada; Sporting aya rabto in lagu xero sharudo fudud halka Arsenal ku xertay guul shaqsi & mid koox ah .

Blse lababda dhinac aya galabta isku so dhawaday waxana Gyokres lo ogoladay in maalinmada Jimcaha tijabada caafimad ka ah u maro Arsenal si u qeyb kaga noqdo Ciyartoyda Arsenal ee maalinimada Sabtiga ah u safrayo Singapore πŸ‡ΈπŸ‡¬.

Joao Pedro waxuu Chelsea ku sugnaa wax aan dhameen 10 Maalmood waxuuna u dhaliyay 3 Goals, Isagoona la qaaday Koobka ugu...
15/07/2025

Joao Pedro waxuu Chelsea ku sugnaa wax aan dhameen 10 Maalmood waxuuna u dhaliyay 3 Goals, Isagoona la qaaday Koobka ugu weyn ee Koox qaado.

Ogowna in uusan wali arkin meesha ay ku taalo xerada Tababarka Chelsea ee Cobham. 🀣🀣

15/07/2025

Wariyad NasraπŸ₯°πŸ₯°

Dimound Sancho
05/09/2024

Dimound Sancho

05/09/2024

Odi Sancho waakan

Suwax Wanaagsan Aqayaarta
27/12/2023

Suwax Wanaagsan Aqayaarta

πŸ—£οΈ| Mikel Arteta oo ka hadlaya is dhexgalka Jurrien Timber ee kooxda iyo sida uu meesha uga jiro:β€œCajiib. Aad u qurux ba...
25/11/2023

πŸ—£οΈ| Mikel Arteta oo ka hadlaya is dhexgalka Jurrien Timber ee kooxda iyo sida uu meesha uga jiro:

β€œCajiib. Aad u qurux badan. Haddii aad qof kala hadasho dhismahaas, qof kastaa wuu ku soo dhawaadaa [wuxuu kuu sheegi doonaa] inuu yahay nin gaar ah. Runtii aad ayaan ula dhacay markii aan saxiixnay.

"Mararka qaar, markaad aragto ciyaaryahanka oo ku nool deegaankaaga oo ku ciyaaraya iyo tababarka, waxaan tagnay 'wow, waxaan heysanaa ciyaaryahan cajiib ah.'

"Waxa uu lahaa dib u dhac weyn iyo waqti adag oo lagu soo maro, runtiina wuxuu ahaa mid gaar ah sida uu u maareeyay xaaladda, runtii gaar ah.

John Terry, waa la taliyaha dhanka farsamada ee Al-Shabab. βšͺ️⚫️
24/11/2023

John Terry, waa la taliyaha dhanka farsamada ee Al-Shabab. βšͺ️⚫️

HALF TIME ⏰
24/11/2023

HALF TIME ⏰

asc dhamaan sports news maalin wanaasan
24/07/2023

asc dhamaan sports news maalin wanaasan

Address

Mogadishu
252617959938

Telephone

+252617959938

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Page Liibaan Sports News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share