17/10/2022
Machadka Sahan-qaran Wuxuu Dhawaan Dib U Billaabi Doonnaa Dood Cilmiyeedyadi Xaaladaha Dalka Diiradda Lagu Saarayay.
Waxaan sidoo kale idinla wadaagi doonaa Cilm baarisyo iyo Talooyin arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Bulshada ah.