Saacid Alva

Saacid Alva Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saacid Alva, Sport & recreation, Sacidxasan631@gmail. com, Mogadishu.

Breaking News : Liverpool oo hada si rasmi ah ugu guuleysatay Horyaalkii 20aad. Liverpool waa Champions Of England 2024/...
28/04/2025

Breaking News : Liverpool oo hada si rasmi ah ugu guuleysatay Horyaalkii 20aad. Liverpool waa Champions Of England 2024/2025

๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡: Kylian Mbappรฉ ayaa la filayaa inuu ku soo laabto ciyaarta k**a dambaysta ah ee Copa del Rey, balse uus...
22/04/2025

๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡: Kylian Mbappรฉ ayaa la filayaa inuu ku soo laabto ciyaarta k**a dambaysta ah ee Copa del Rey, balse uusan ka qeyb geli doonin kulanka Arbacada ee Getafe.

๐Ÿšจ Maamulaha guud ee Bayer Leverkusen, Cerro, ayaa xaqiijiyay: โ€œWaxaan la leenahay heshiis sharaf ah (gentlemen's agreeme...
21/04/2025

๐Ÿšจ Maamulaha guud ee Bayer Leverkusen, Cerro, ayaa xaqiijiyay: โ€œWaxaan la leenahay heshiis sharaf ah (gentlemen's agreement) Xabi Alonso oo ku saabsan bixitaankiisaโ€.

โ€œHaddii koox uu Xabi Alonso h**e ugu ciyaaray timaado, waan fadhiisanaynaa si aan ugala hadalno arrintaas mana joojin doonno inuu baxoโ€.

๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐ก: Xabi Alonso ayaa weli ah ๐ฑ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐š Real Madrid, waxaana la sheegay in Bayer Leverku...
21/04/2025

๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐ก: Xabi Alonso ayaa weli ah ๐ฑ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐š Real Madrid, waxaana la sheegay in Bayer Leverkusen ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐ฌ๐š๐ฑ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐จ haddii heshiis la gaaro ๐Ÿ‘€๐Ÿค

Kooxda Liverpool ayaa kaliya hal guul u jirta inay ku guuleysato horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, waxaana ku...
21/04/2025

Kooxda Liverpool ayaa kaliya hal guul u jirta inay ku guuleysato horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, waxaana kulanka soo aaddan ay la leedahay Tottenham.

Haddii ay Reds garaacdo Spurs oo loo caleemo saaro ku guuleysiga horyaalka Premier League, waxaa saf u geli doona oo soo dhoweyn doona kooxaha reer London ee Chelsea iyo Arsenal oo kaalinta labaad ku jirta. ๐Ÿฅฐ

๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡!! Hansi Flick: โ€œTer Stegen waa diyaar. Waa inaan ka wada hadalnaa waxa aan dooneyno inaan sameynoโ€.โ€œMar...
21/04/2025

๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐‡!! Hansi Flick: โ€œTer Stegen waa diyaar. Waa inaan ka wada hadalnaa waxa aan dooneyno inaan sameynoโ€.

โ€œMarkaa waa inaan sugnaa oo goโ€™aan ka gaarnaa goorta ku habboon ee uu kusoo laaban karoโ€.

๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐ก: Manchester United waxay saxiixeysaa weeraryahan iyo goolhaye, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya...
21/04/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšจ ๐–๐€๐‘ ๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐† ๐€๐ก: Manchester United waxay saxiixeysaa weeraryahan iyo goolhaye, sida ay sheegayaan wararka kasoo baxaya Manchester United Evening News.

Tababaraha Chelsea Oo Loo Ganaaxay Arrin Layaab Leh Oo Uu Sameeyay Ciyaartii FulhamTababaraha Chelsea, Enzo Maresca, aya...
21/04/2025

Tababaraha Chelsea Oo Loo Ganaaxay Arrin Layaab Leh Oo Uu Sameeyay Ciyaartii Fulham

Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, ayaa la ganaaxay hal kulan oo uu garoonka ka maqnaanayo kaddib markii uu sameeyay dabaal-deg xad dhaaf ah intii lagu jiray guushii kooxdiisu ka gaartay Fulham.

๐Ÿšจ ๐‘๐€๐’๐Œ๐ˆ ๐€๐‡: Ricardo De Burgos Bengoetxea ayaa noqon doona garsooraha ciyaarta k**a dambaysta ah ee Copa del Rey ee Real ...
21/04/2025

๐Ÿšจ ๐‘๐€๐’๐Œ๐ˆ ๐€๐‡: Ricardo De Burgos Bengoetxea ayaa noqon doona garsooraha ciyaarta k**a dambaysta ah ee Copa del Rey ee Real Madrid iyo Barcelona.

๐Ÿšจ๐Ÿšจ *WAR DEG-DEG AH*: *Sergio Conceicao* wuxuu ka *tegi doonaa AC Milan* dhammaadka xilli ciyaareedkan โ€” *cutubkaas wuu s...
21/04/2025

๐Ÿšจ๐Ÿšจ *WAR DEG-DEG AH*: *Sergio Conceicao* wuxuu ka *tegi doonaa AC Milan* dhammaadka xilli ciyaareedkan โ€” *cutubkaas wuu soo dhammaaday*. โŒ

Kevin De Bruyne Oo Shaaciyay Sababta Manchester City U Diiday Iney Kordhiso QandaraaskiisaCiyaaryahanka khadka dhexe ee ...
20/04/2025

Kevin De Bruyne Oo Shaaciyay Sababta Manchester City U Diiday Iney Kordhiso Qandaraaskiisa

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City, Kevin De Bruyne, ayaa si furan uga hadlay goโ€™aanka kooxda ee ah in aan la cusbooneysiin qandaraaskiisa, isaga oo sheegay in xaaladda guud ee kooxda ay sabab u tahay tallaabadaas.

De Bruyne oo la hadlayay warbaahinta ayaa yiri:

โ€œSababta ay u gaareen goโ€™aanka [in aan la cusbooneysiinin qandaraaskeyga] waxay tahay in kooxda oo dhan dhibtooneyso xilli ciyaareedkan. Waxaa laga yaabaa haddii kooxda aysan dhibaato ku jiri laheyn, aniguna aan kusoo laaban lahaa sidii h**e, in goโ€™aan kale la qaadan lahaa

๐Ÿšจ *Trent Alexander-Arnold* oo ka hadlay mustaqbalkiisa:  โ€œWaxaan sheegay intii lagu jiray xilli ciyaareedka โ€” *ma doonay...
20/04/2025

๐Ÿšจ *Trent Alexander-Arnold* oo ka hadlay mustaqbalkiisa:
โ€œWaxaan sheegay intii lagu jiray xilli ciyaareedka โ€” *ma doonayo inaan faahfaahin ka bixiyo xaaladdayda*.โ€

โ€œMaalmuhu waa kuwo gaar ah mar walba. Inaad dhaliso goolal, inaad ku guuleysato koobab โ€” waa arrin gaar ah inaad ka mid noqoto.โ€

Address

Sacidxasan631@gmail. Com
Mogadishu

Telephone

+252688868563

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacid Alva posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share