Elman fc afgoi

Elman fc afgoi halkaan waa page ka saxda ah ee Elman fc afgoi , sidaa darted sharaf ayay ino tahay in aad so boqato

Lama joojiye
03/07/2026

Lama joojiye

Cupka sanadlaha ee kalkaal cup
23/06/2026

Cupka sanadlaha ee kalkaal cup

Best player cadnaan mire Da,yarka qadka dhexe ee koxdeena Guul wacan
23/06/2026

Best player cadnaan mire

Da,yarka qadka dhexe ee koxdeena

Guul wacan

Ciid wanagsan dhamaan asxapta nagu xeran All my fan's
27/05/2026

Ciid wanagsan dhamaan asxapta nagu xeran
All my fan's

Allaah U Naxriistee Waxaa Maanta Degmada Afgooye Ku Geeriyoodey Ciyaaryahankii H**e Ee Kooxda Dayax Iyo Bariga Dhexe C/F...
16/02/2026

Allaah U Naxriistee Waxaa Maanta Degmada Afgooye Ku Geeriyoodey Ciyaaryahankii H**e Ee Kooxda Dayax Iyo Bariga Dhexe C/Fitaax Abdullaahi(Fatxi)

Waxaan Halkaan Tacsi Tiiraanyo Leh Ugu Diraynaa Dhammaan Ehelkiisa Iyo Bahda Sportska Degmada Afgooye

Allaah Ku Waraabiyo Janatul Firdowsa Isaga iyo Aabihiisaba iyo inta Muslimiin Ee Geeriyootey
إنالله وإناإليه راجعون

17/12/2025

Training

Kulanka k**a dambeyska finalka cupka kaalkaal p.ss.oo ayka hor imaanayaan showri star vs dabsaar.Fekarkaga yaa ku guuley...
12/08/2025

Kulanka k**a dambeyska finalka cupka kaalkaal p.ss.oo ayka hor imaanayaan showri star vs dabsaar.

Fekarkaga yaa ku guuleysan doono cupka kalkaal cup 2025

Kulanka xiisaha badan ee galabta Dayax vs showr star Saadali yaa isleedahy galabta oo ay guusha raaceysaa
31/07/2025

Kulanka xiisaha badan ee galabta

Dayax vs showr star

Saadali yaa isleedahy galabta oo ay guusha raaceysaa

Kulanka xiisaha badan Ka daawo Elman stadium
28/07/2025

Kulanka xiisaha badan
Ka daawo Elman stadium

Wareega labaad ee tartanka Yaa ku guuleysan doono sanadkan yaase u rajeyneysaa Hormar sports wacan
27/07/2025

Wareega labaad ee tartanka

Yaa ku guuleysan doono sanadkan yaase u rajeyneysaa

Hormar sports wacan

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elman fc afgoi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category