Walaalaha Shabaqleey

Walaalaha Shabaqleey Ciyaaruhu waaa is dhaxgalka bulshada

28/07/2026

゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral ゚viralシfypシ゚viral

Shabaqley Cup
25/07/2026

Shabaqley Cup

Walaalaha shabaqley
25/07/2026

Walaalaha shabaqley

Sawirada qeybta 3aad : Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley
25/07/2026

Sawirada qeybta 3aad :
Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley

Sawirada abalmarinada : Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley
25/07/2026

Sawirada abalmarinada :
Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley

Gudomiyha  Walaalaha Shabaqleey Abdifitah Ali Adow
25/07/2026

Gudomiyha Walaalaha Shabaqleey

Abdifitah Ali Adow

Sawirada qeybta 2aad : Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley
25/07/2026

Sawirada qeybta 2aad :
Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley

Sawirada qeybta 1aad : Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley
24/07/2026

Sawirada qeybta 1aad :
Finalka koobka kubada cagta dhalinyarada xafada shabaqley

🏆 SHABAQLEY CUP 2026 OO SI RASMI AH U SOO GABAGABOOBAY!Alxamdulillaah, maanta waxaa si guul leh u soo idlaaday tartankii...
24/07/2026

🏆 SHABAQLEY CUP 2026 OO SI RASMI AH U SOO GABAGABOOBAY!

Alxamdulillaah, maanta waxaa si guul leh u soo idlaaday tartankii Shabaqley Cup 2026, oo ay ka qayb galeen kooxo soo bandhigay ciyaaro heer sare ah.

Kulankii k**a dambaysta ahaa waxaa isaga hor yimid Horseed iyo Happy Star, waxaana taageerayaashu daawadeen ciyaar xiiso badan oo ahayd mid ilaa ilbiriqsiyadii ugu dambeeyay la isku hayay.

🏅 Natiijada Finalka:
Happy Star 8 🆚 7 Horseed

Hambalyo kooxda Happy Star oo ku guuleysatay koobka Shabaqley Cup 2026. Sidoo kale, bogaadin gaar ah ayaa mudan kooxda Horseed oo soo bandhigtay tartan adag iyo ciyaar qurux badan.

Mahadnaq weyn waxaan u jeedinaynaa dhammaan kooxihii ka qaybgalay, garsoorayaashii, qabanqaabiyeyaashii, taageerayaashii iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay guusha tartankan.

Shabaqley Cup 2026 – Waan idin kaga mahadcelineynaa taageeradiinna. Insha Allah, waxaan ku kulmi doonnaa tartamada soo socda. ⚽❤️

Hamplayo hambalyo Happy Star 🌟 Shabaqley Champion 🏆 Shabaqley Cup 2026
24/07/2026

Hamplayo hambalyo

Happy Star 🌟

Shabaqley Champion 🏆
Shabaqley Cup 2026

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walaalaha Shabaqleey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category