Halgan team

Halgan team Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Halgan team, Sports Team, lakari land, Mogadishu.

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ป ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎโšฝโšฝ
25/01/2022

๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ป ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎโšฝโšฝ

Soo dhaweynta Ciyaryaanka nagu soo biiray Aan kuwada faraxno dhamaanteena๐Ÿฅฐ๐Ÿ™‹โ€โ™‚๏ธ๐Ÿ™‹โ€โ™‚๏ธโšฝ๏ธโšฝ๏ธโšฝ๏ธ
19/01/2022

Soo dhaweynta Ciyaryaanka nagu soo biiray Aan kuwada faraxno dhamaanteena๐Ÿฅฐ๐Ÿ™‹โ€โ™‚๏ธ๐Ÿ™‹โ€โ™‚๏ธโšฝ๏ธโšฝ๏ธโšฝ๏ธ

Maalin walba waxaan u heelanahy Inaan natiijo siino macalimiinta iyo tageeraha๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช
05/01/2022

Maalin walba waxaan u heelanahy Inaan natiijo siino macalimiinta iyo tageeraha๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

Galabta kulanka oo dhexeeyey Fc shaam vs Halgan oo ku soo dhamaaday       0:0.     Home iyo away ay tahy   Kulanka xiga ...
11/12/2021

Galabta kulanka oo dhexeeyey Fc shaam vs Halgan oo ku soo dhamaaday
0:0. Home iyo away ay tahy
Kulanka xiga Talaadada 4:00 minishiibiya
Viva Halgal guul idiin rajeenayaa.

Win team halgan.       Guul guul  halgan         Mubaarak vs halgan.      2:1
10/12/2021

Win team halgan. Guul guul halgan
Mubaarak vs halgan. 2:1

Waxaanahy hal gacan waxaan nahy labo indho         Maalin walba waxaan u taaganahy Inaan taageerayaash iyo macalimintaIn...
04/12/2021

Waxaanahy hal gacan waxaan nahy labo indho

Maalin walba waxaan u taaganahy

Inaan taageerayaash iyo macaliminta
Inaan hamigooda gaarsino
Team halgan family๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ

23/11/2021

Waxaa maanta sharaf weyn inuu ah inaan aan guul ugu soo qaadano garoonkena aan goo ka farxineeno tageerayaasheyda iyo macalimiintina iyo intii nataagersan waan idin leeyahy mar walba cadowgu hajabo
VIVA HALGAN๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

Garbaheena waa garbo guul guul Yaqiin all friends wax walba noo tihiin ๐Ÿ”Ÿvs2๏ธโƒฃ3๏ธโƒฃ
17/11/2021

Garbaheena waa garbo guul guul

Yaqiin all friends wax walba noo tihiin ๐Ÿ”Ÿvs2๏ธโƒฃ3๏ธโƒฃ

Allah noo caafiyo wllkeyna Cukaash     Mid ka mid ah ciyaartoyda Halgan           Kuwa ugu fcnaa ee abid soo maray Ayaa ...
14/11/2021

Allah noo caafiyo wllkeyna Cukaash

Mid ka mid ah ciyaartoyda Halgan

Kuwa ugu fcnaa ee abid soo maray

Ayaa maanta naga xanuunsan wuxuu nugu
Baahan yahy duco iyo garab istaag

Allhow cafimaad taam sii

Address

Lakari Land
Mogadishu
SPORTGAMING

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan team posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category