Hoyga Ciyaaraha

Hoyga Ciyaaraha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hoyga Ciyaaraha, Sports, Mogadishu.

Trent Alexander-Arnold ayaa ku qasbanaan doona in uu iska dhiibo maaliyada uu jecel yahay ee 66-aad hadii uu Real Madrid...
26/03/2025

Trent Alexander-Arnold ayaa ku qasbanaan doona in uu iska dhiibo maaliyada uu jecel yahay ee 66-aad hadii uu Real Madrid kaga soo biiro Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan.

16/03/2025

Liverpool vc Newcastle United

16/03/2025
16/03/2025

Barcelona 4 vs atlético madrid 2 ciyaarta goolal lesku farjiyey Barcelona labo gool ayaa logu hormaray lobo kaan ee afar gool hoo

Soo laabashada cajb ah ciyaarta waxaa qaatey yamal 17 jirka ee Barcelona 🤯
16/03/2025

Soo laabashada cajb ah ciyaarta waxaa qaatey yamal 17 jirka ee Barcelona 🤯

Barcelona ayaa wali hogaanka u haysa La Liga kadib soo laabasho waali ah🤯🔝📈
16/03/2025

Barcelona ayaa wali hogaanka u haysa La Liga kadib soo laabasho waali ah🤯🔝📈

Wax yar ayaad ka daahday waraysiga. Maxaa dhacay? Ma waxaad ku damaashaadaysay qolka labiska mise wax? "Lamine Yamal: Ha...
16/03/2025

Wax yar ayaad ka daahday waraysiga. Maxaa dhacay? Ma waxaad ku damaashaadaysay qolka labiska mise wax? "Lamine Yamal: Haa, waxaan ku wada damaashaadnay qolka labiska, waana ku raaxaysanaynay xilligan, hadda dhammaanteen waan raaci doonaa xulalka qaranka, sidaas darteed waxaan rabnay inaan wax yar si wadajir ah u dabaaldegno, aad ayaana u faraxsanahay."

🚨 REAL MADRID OO GUULEYSATAY GOBOLKA VILLARREAL MARKII UGU HOREYSAY TAN IYO 2017
15/03/2025

🚨 REAL MADRID OO GUULEYSATAY GOBOLKA VILLARREAL MARKII UGU HOREYSAY TAN IYO 2017

Kooxda AS Roma ayaa goolka la hor martay,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Alexis Saelemaekers. 🙌⚽
02/03/2025

Kooxda AS Roma ayaa goolka la hor martay,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Alexis Saelemaekers. 🙌⚽

Da’yarta ayaa Barcelona ka caawiyay in ay dib u soo ceshato kaalinta kowaad ee kala saraynta horyaalka La Liga🇪🇸
02/03/2025

Da’yarta ayaa Barcelona ka caawiyay in ay dib u soo ceshato kaalinta kowaad ee kala saraynta horyaalka La Liga🇪🇸

FT. Real Betis 2-1 Real Madrid Ciyaaryahankii h**e ee kooxda Real Madrid Isco ayaa goolkii guusha u dhaliyay kooxda Real...
01/03/2025

FT. Real Betis 2-1 Real Madrid Ciyaaryahankii h**e ee kooxda Real Madrid Isco ayaa goolkii guusha u dhaliyay kooxda Real Betis no face isco waa u ku dabal dagay gool u dhaliyay Real no face

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoyga Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category