07/10/2021
Newcastle ayu ku dhashay kuna koray, waa geesi dhab ah oo maxalli ah oo haya rikoorka gooldhalinta Premier League , 260goal ayu ka dhaliyey weyne Rooney kuso xiga 208 goal dhaliye
Koox yar ba dad qaarki moodayan 2005 maray kacsaneyd dad badan kamid ahay fan u ahay lkn waqtiga iyo waayaha ka hiiliyey
Soo laabasho wacan Newcastle United