Yaasir Mohamett

Yaasir Mohamett Noqo Qof Wadku Dili Karo Balse Uusan Qooqu Liicin Karin Rip🤣

Maurizio Sarri" waligay ma arag Da,yar ka tayo iyo dadaal badan Romero  Runtii waa ciyaariyahan cajiib ah"Jaawharad kale...
10/11/2022

Maurizio Sarri" waligay ma arag Da,yar ka tayo iyo dadaal badan Romero Runtii waa ciyaariyahan cajiib ah"

Jaawharad kale oo reer Argentina ah 🔥🔥

Dalot ayaa  lashegaya inu maqana doono kulanka   soosocda  horyaalka   taaso la macna ah in   aron  wan bisaka  uu kusoo...
09/11/2022

Dalot ayaa lashegaya inu maqana doono kulanka soosocda horyaalka taaso la macna ah in aron wan bisaka uu kusoo bilaaban karo kulankaas nin la tabay❣❣

RASMI : Sadio Mané  wuu seegi doonaa World Cup ❌Dadka Reeer Senegal iyo muslimiintaba waa ka Murugsanyihiin warbixintaan...
09/11/2022

RASMI : Sadio Mané wuu seegi doonaa World Cup ❌

Dadka Reeer Senegal iyo muslimiintaba waa ka Murugsanyihiin warbixintaan🥲

🚨 | Manchester United ayaa weli tixgalineysa inay lasoo saxiixato daafaca midig oo cusub kaasoo ay mudnaanta siinayaan. ...
09/11/2022

🚨 | Manchester United ayaa weli tixgalineysa inay lasoo saxiixato daafaca midig oo cusub kaasoo ay mudnaanta siinayaan.

Inkasta oo Diogo Dalot wax qabadkiisu heer sare yahay laakiin Erik Ten Hag wuxuu kaloo rabaa hal RB dheeraad ah.

Sidaas darteed Man Utd ayaa isku dayi doonta suuqa January in ay xal u hesho Wan-Bissaka. [Fabrizio Romano]

Mxaad Ka Xasuusataa Greid Pique😢💔🙏
09/11/2022

Mxaad Ka Xasuusataa Greid Pique😢💔🙏

Dalka Nuurkiiza  Dayax Dalnuurshe ❣
06/11/2022

Dalka Nuurkiiza
Dayax Dalnuurshe ❣

06/11/2022

Ku sali Xabibkena Muhamad scw❣

04/11/2022

Kusali Xabiibkena Scw💚💙

Address

Mogadishu

Telephone

+252619194977

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaasir Mohamett posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category