Nor M Bulle

Nor M Bulle Halkaan waa pagkeyga rasmiga ah Ee Noor Mohamed

Haddii Dib loo furo  Marin biyoodka hormoos  xitaa jahwareerku waa socondoonaa !
01/04/2026

Haddii Dib loo furo Marin biyoodka hormoos xitaa jahwareerku waa socondoonaa !

Isra'iil ayaa sheegtay in lagu delay 4 askari  iyada oo geliyaan koonfurta lubnaan.
31/03/2026

Isra'iil ayaa sheegtay in lagu delay 4 askari iyada oo geliyaan koonfurta lubnaan.

Wax uun usooqor✍️
31/03/2026

Wax uun usooqor✍️

17/03/2026

Alxamdulilah Baydhabo waa lagu qabobsaday waa naxriis eebe

Aan u ducayno  Walaalkena Abdalla Hassan Baliil oo  ku xanuunsanaya  magaalada Muqdisho.  Baliil waa walaal bulshay ah o...
17/03/2026

Aan u ducayno Walaalkena Abdalla Hassan Baliil oo ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho.

Baliil waa walaal bulshay ah oo af gaaban allah waxaan uga baryeena inuu dambi dhaaf ugu dhigo gafaf kiisa yaryar

Maalmihii ugu dambeeyay ee ramadan ayaan ku jirnaa aan u duceyno walaalkeen, anagoo Alle uga baryeyna inuu si degdeg ah u bogsiiyo.

“Kenya iyo Ruushka waxay ku heshiiyeen in aan la qorin muwaadiniinta Kenya si ay uga qaybqaataan dagaalka Ukraine.” �
16/03/2026

“Kenya iyo Ruushka waxay ku heshiiyeen in aan la qorin muwaadiniinta Kenya si ay uga qaybqaataan dagaalka Ukraine.” �

“Mareykanku wuxuu leeyahay wuxuu baabi’iyey awoodda gantaallada ee Iran:
16/03/2026

“Mareykanku wuxuu leeyahay wuxuu baabi’iyey awoodda gantaallada ee Iran:

Donald Trump ayaa ku baaqay in la sameeyo iskaashi ciidan badeed (naval coalition) si loo furo Strait of Hormuz: Ma shaq...
15/03/2026

Donald Trump ayaa ku baaqay in la sameeyo iskaashi ciidan badeed (naval coalition) si loo furo Strait of Hormuz: Ma shaqayn kartaa?

BREAKING: Wariye ruug-caddaa ah oo ka tirsanaa Al Jazeera, Jamal Rayan, ayaa geeriyooday isagoo jira 73 sano.Jamal wuxuu...
15/03/2026

BREAKING: Wariye ruug-caddaa ah oo ka tirsanaa Al Jazeera, Jamal Rayan, ayaa geeriyooday isagoo jira 73 sano.
Jamal wuxuu dhashay 23-kii Agoosto 1953. Wuxuu ahaa weriyihii ugu horreeyay ee akhriya wararka kanaalka Al Jazeera, isagoo akhriyey war-bixintii ugu horreysay ee kanaalka markii la bilaabay bishii Nofeembar 1996

Galabta soomaal🇸🇴i maxa urajeynaysaa guul ama guuldaro ❓🏟️Mandela studium uganda ⏰15:00PM
05/09/2025

Galabta soomaal🇸🇴i maxa urajeynaysaa guul ama guuldaro ❓
🏟️Mandela studium uganda
⏰15:00PM

Address

Wadajir
Mogadishu
2707

Telephone

+252616152707

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nor M Bulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nor M Bulle:

Share