Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh

Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh page-ka gudoomiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Gobolka daad madheedh
Hachi Ahmed Gaheir

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Isuduwaha cusub ee dhalinyarada iyo ciyaaraha ee gobolka daadmadheedh , waa shaqsi ku haboona...
14/03/2024

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo
Isuduwaha cusub ee dhalinyarada iyo ciyaaraha ee gobolka daadmadheedh , waa shaqsi ku haboona booska incha Allah wuu ka soo bixi shaqada qaranku u igmadey mr. Ahmed mohamed gaheirHaaji Ahmed Gaheir
Alle ha ku asturo xil weyn ayaa lagu dhiibaye
Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha JSL.

Waxa aan umahad celinaya Gudoomiyaha Xidhiidhka ciyaaraha  fudud ee JSL  Mohamed Hassan NageeyeIyo Agaasimaha waaxda Ciy...
28/12/2022

Waxa aan umahad celinaya Gudoomiyaha Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee JSL Mohamed Hassan Nageeye
Iyo Agaasimaha waaxda Ciyaaraha Cadnaan Ilka CaSe
Oo ila qaatay in ay dardar geliyaan ciyaaraha Fudud ee Gobolka daadmadheedh ,
Waxa aaney Tartarka ka qaban donaan gobolka daadmadheedh sanadkan cusub ( 2023 ) ee inoo bilan doona bilahiisa u horeeya

Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud JSL
Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh

27/12/2022

Address

Oodweine
Mogadishu
2525

Telephone

+252634173501

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee G/daadmadheedh:

Share

Category