iam_updy_qani_cj

iam_updy_qani_cj hadaf kayga wa guul��

Maresca haddii uu rabo Palmer inuu goals iyo assist sameeyo haka ciyaarsiiyo garabka. Palmer markii uu geeska dheelaayo ...
21/08/2025

Maresca haddii uu rabo Palmer inuu goals iyo assist sameeyo haka ciyaarsiiyo garabka.

Palmer markii uu geeska dheelaayo wuxuu heystaa space badan wuxuu yaqaana sidoo kale inuu daafaca wareeriyo oo uu marna garabka touchline ka tago marna uu cutting sameeyo oo uu dhaxda meel u dhaw istaago.

Palmer waa more effective markii la eego in garabka laga ciyaarsiiyo. Goals and assists ba.

NO 10-NADA Xagaagan horyaalada ugu weyn YurubCole Palmer 🔟✨
16/08/2025

NO 10-NADA Xagaagan horyaalada ugu weyn Yurub

Cole Palmer 🔟✨

Eber miyaa eber miyaa 150 eber miyaa😂
15/08/2025

Eber miyaa eber miyaa 150 eber miyaa😂

15/08/2025

Asc guys🙌

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when iam_updy_qani_cj posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category