Dabaal Bile Swim Club

Dabaal Bile Swim Club We, Dabaal Bile 🌊
Baro dabaasha β€’ Badbaado β€’ Wacyigelin
Muqdisho | Soomaaliya

22/04/2026

[EN version below]

Xirfadu kuma timaado nasiib, ee waxay ku timaadaa ku celcelis iyo samir daawasho wacan My boy Anas oo soo bandhigaya mid ka mid ah guulaha tababarka team-ka.

β€‹πŸ“ Liido Beach | Muqdisho



***

Mastery is not a product of luck, but the result of relentless practice and patience watch my boy Anas showcase the power of consistency and team training in this freestyle session.

β€‹πŸ“ Liido Beach | Muqdisho

[EN version below]Xeebta Liido maanta πŸŒŠβ˜€οΈDabaal Bile Swim Club waxaan ku tababaranay biyo furan (Open Water), annagoo ko...
17/04/2026

[EN version below]

Xeebta Liido maanta πŸŒŠβ˜€οΈ
Dabaal Bile Swim Club waxaan ku tababaranay biyo furan (Open Water), annagoo kor u qaadeyna xirfaddeena iyo badbaadada badda.
Waxaan nahay Open Water Swimmers oo aaminsan in badda aysan ahayn cabsi, balse ay tahay fursad iyo nolol dabaasha waa nolol, badduna waa saaxiibkeena kowaad! πŸŒŠπŸŠβ€β™‚οΈπŸ’ͺ

πŸ“ Liido Beach | Muqdisho πŸ‡ΈπŸ‡΄


***

Liido Beach Today πŸŒŠβ˜€οΈ
​The Dabaal Bile Swim Club conducted an open-water training session today, focusing on enhancing our aquatic skills and maritime safety. As open-water swimmers, we believe the ocean shouldn't be fearedβ€”it is a space of opportunity and vitality.
​Swimming is life, and the sea is our primary partner in health!
β€‹πŸ“ Liido Beach | Mogadishu, Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Liido
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dabaal Bile Swim Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share