kulmis Sports

kulmis Sports Wararka Ciyaaraha

Milos Kerkez ayaa  ayaa aqbal kubiirista Liverpool, heshiiska shaqsiga ahna way kala saxiixdeen.
28/05/2025

Milos Kerkez ayaa ayaa aqbal kubiirista Liverpool, heshiiska shaqsiga ahna way kala saxiixdeen.

Manchester City ayaa doonaysa inau lasoo saxiixato labadaan xidig Tijjani Reijnders and Rayan Cherki
28/05/2025

Manchester City ayaa doonaysa inau lasoo saxiixato labadaan xidig Tijjani Reijnders and Rayan Cherki

Hugo Ekitike ayaa lagu wadaa inuu noqdo bedelka suurtagalka ah ee Darwin Nunez!Miyuu yahay ninka ku haboon inuu hogaamiy...
27/05/2025

Hugo Ekitike ayaa lagu wadaa inuu noqdo bedelka suurtagalka ah ee Darwin Nunez!

Miyuu yahay ninka ku haboon inuu hogaamiyo weerarka kooxda Liverpool ?

Man United ayaa heshiis afka ah la gaartay Matheus Cunha oo ka tirsan Wolves 🇧🇷Kadib dadaalo dheeraad ah oo ku saabsan h...
26/05/2025

Man United ayaa heshiis afka ah la gaartay Matheus Cunha oo ka tirsan Wolves 🇧🇷

Kadib dadaalo dheeraad ah oo ku saabsan heshiiskia Cunha, haatan qandaraasku waa diyaar. Wuxuu saxiixi doona heshiis shan sano ah oo leh ikhtiyaar lagu kordhinayo ilaa 2031.

Wolves waxay heli doontaa 62.5 milyan ginni oo ah qiimaha lagu burburin karo qandaraaska.
Heshiiska waxaa lasoo gabagabayn doonaa usbuucan.

Sidee u aragtaa Saxiixaan?

Liverpool ayaa sidoo kale horumar kasamaynayso wadahadalada Milos Kerkez ee Bournemouth… ma ahan kaliya Frimpong iyo Wir...
25/05/2025

Liverpool ayaa sidoo kale horumar kasamaynayso wadahadalada Milos Kerkez ee Bournemouth… ma ahan kaliya Frimpong iyo Wirtz.

🚨 Ryan Gravenberch aya ku guleystay da’yarka sanadka 2024/25 ee premier league 👏🏽
24/05/2025

🚨 Ryan Gravenberch aya ku guleystay da’yarka sanadka 2024/25 ee premier league 👏🏽

Florian Wirtz ayaa u sheegay Bayer Leverkusen inuu doonayo oo kaliya inuu ku biiro Liverpool. 👀Wadaxaajood ayaa socda.
24/05/2025

Florian Wirtz ayaa u sheegay Bayer Leverkusen inuu doonayo oo kaliya inuu ku biiro Liverpool. 👀

Wadaxaajood ayaa socda.

Maxamed Saalax Ayaa Ku Gulaystay Abaalmarinta Xidiga ugu fiican Premier League Ee Sanadkaan 2025. 🏆✨
24/05/2025

Maxamed Saalax Ayaa Ku Gulaystay Abaalmarinta Xidiga ugu fiican Premier League Ee Sanadkaan 2025. 🏆✨

2025 waa sanadkii shimbiraha 🕊🐦🦅🐥
21/05/2025

2025 waa sanadkii shimbiraha 🕊🐦🦅🐥

Liam Delap waxa uu kulan qarsoodi ah la yeeshay MAN UNITED si uu ugala hadlo mashruucooda iyo aragtidooda, Sida ay qorta...
20/05/2025

Liam Delap waxa uu kulan qarsoodi ah la yeeshay MAN UNITED si uu ugala hadlo mashruucooda iyo aragtidooda, Sida ay qortay The Athletic.

🚨🚨Update:  Manchester United ayaa hadda ku dhow inay la soo wareegto Matheus Cunha. 🔴🇧🇷Brazilian-ka ayaa aqbalay mashruu...
19/05/2025

🚨🚨Update: Manchester United ayaa hadda ku dhow inay la soo wareegto Matheus Cunha. 🔴🇧🇷

Brazilian-ka ayaa aqbalay mashruuca Man United. Heshiiska shuruudaha shaqsiga ah wuxuu ku dhow yahay in la gabagabeeyo.

Man United ayaa bixin doonto 62.5 milyan ginni oo lagu burburin karo heshiiska ciyaaryahanka.

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when kulmis Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to kulmis Sports:

Share

Category