Qabiir ciise sankuus

Qabiir ciise sankuus politics sports and entertainment

10/06/2026

Soodhaweyntii wllky Omar Abdulkadir Artan

10/06/2026

War Deg Deg : Cumar Cartan oo markii ugu horreeysay hadlay. "Anaga dhan Soomaaliya ayaa leenahay. haddii ay xumaato ama wanaagsanaato...semore

10/06/2026

War Deg Deg : Cumar Cartan ayaa goordhow soo dagay.

09/06/2026

Siyasiyiintu Asxaan isuma sameyan midba kan kale ayu Jaranjaro ka dhigta Dhibco siyasadeed ayey isku radsadan bal arag marki Farmajo yiri Shariif Hubkii ba laga qaatay isago inkirsana Reactionka Shariifka🤣🤣🤣

09/06/2026

Waligey qof bini.adam ah dartiis uma sobixin
lkn wllky Omar Abdulkadir Artan dartiis waxan diyaar u ahay sodhawentisa

゚viralシ ゚

Garsoore Cartan wuxuu qaatay go'aan ah in uu magaca Soomaaliyeed iyo calanka 🇸🇴 Soomaaliyeed kumeel maro.Markasta wuxuu ...
08/06/2026

Garsoore Cartan wuxuu qaatay go'aan ah in uu magaca Soomaaliyeed iyo calanka 🇸🇴 Soomaaliyeed kumeel maro.

Markasta wuxuu ku faani jiray Soomaalinimo, meel kasta oo uu tagana in uu Somalia kayimid ayuu ka sheegi jiray.

Sida la sheegay dalal badan ayaa dhalashadooda iyo waliba Passport kooda diyaar ula ahaa dalalkaas waxaa kamid ah Qatar 🇶🇦 sidoo kale Walaalaheen Jabuuti Passport kooda wuu heli karay, wuxuuse door biday in uu Somali Passport ku meel maro.

Garsoore Cartan magaca Somalia iyo kan Soomaaliyeed dartiis ayaa loo haystaa, waa in aynu ukacnaa oo garab unoqonnaa illaa uu riyadiisa ka rumeeyo.

Shalay mahad salad ⏳️😏✅️Mantase taliyaha CXS iyo G.shute 💪✅️
05/06/2026

Shalay mahad salad ⏳️😏✅️
Mantase taliyaha CXS iyo G.shute 💪✅️

04/06/2026

DEG DEG.....Taliye macalin mahdi oo uhanjabay ciidanka shariif sh, axmed MW h**e ee somaaliya..See more

04/06/2026

Taliye Mahad si gobanimo leh ayuu soo ku dhammeeyay howshii la isku fara saaray!

04/06/2026

Deg.Deg kheyre oo iskaga baxay aagi dagalka mahad salad aya galbiyay 🤌🔥

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qabiir ciise sankuus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share