12/06/2022
Taageer walashaada somaliyeed β€οΈ
Maryam waxay ku nooshahay magaalada Muqdisho.
Waxay shaqo ka raadsatay shirkado badan, way ka heli waysay, gadaal danbe ayay go'aansatay 50 Dollar oo ay heysay inay DATA-da Internetka kasoo gadato shirkadda Somtel oo ay markaasna sii iibiso, waxyar oo faa'iido ahna ka hesho meeshaas.
Maanta ayay bilaawday ganacsigeedaas, Alle SWT ha u barakeeyee.
Waxay sameysatay boggan: Fadlan follow ama like u dhaha, si dad badan ay u hesho
https://www.facebook.com/MariamOlowService
Qofkii Dalka hooyo jooga ee Datada Somtel u baahanna haka gato gabadha oo ha taageero ganacsigeeda, isla qiimihii ay shirkadda ku iibineysay ayay ayadana ku iibinaysaa.
Maryam uma baahna in wax loo aruuriyo, keliya waxay ku qanacsan tahay in laga gato adeegga ay heyso, wixii Alle u qorayne ay hesho.
Qoraalkaana share dhaha.
Mahadsanidiin.