10/04/2024
GABADHA DERISKAAGA GUURSO.
Saaxiib Guurka Gabadha Deriskaaga ah, Ogoow waxaa ku jiro Dhowr Faa'iido, kuwaas oo kala ah:-
1- Labadiina Reer aad ayey isku yaqaanaan oo Doonisteeda dhibaato kalama Kulmeysid.
2- Uma baahnid inaad Taleefan kala Hadashid, maxaa yeelay, Habeen iyo Maalinba waad is arki kartaan.
3- Iyada oo aan Make up marsan, waa taqaan Midabkeeda dhabta ah.
4- Markey Xanuunsato waad soo Booqan kartaa.
5- Lacala haddii aad is Furtan, Caruurtaada, waad arkeysaa mar walba iyaga oo Waddada ku Ciyaaraayo.
6- Intii aad Shukaansiga ku jirtaan, Xariifkii u yimaado xitaa waa Ogaaneysaa kkkk.
7- Markey Suuqda aadeyso waad Arkeysaa inaad Surwaal isku taagtid ayaaad Waddada ku gaadeysaa kkkk.
8- Waxba ugama Baahnid iney sawir kuu soo dirto, maxaa yeelay iyadoo Bilicsan oo Biyo daadineyso ayaad arkeysaa.
Apdinaasir Show Page share garey 🙏