Somali Youth Club

Somali Youth Club Somali Youth club Page

Players of the week ZANCHA 7️⃣UPDY KAREIM 9️⃣BILE 1️⃣1️⃣DAADIRINHO 1️⃣6️⃣ 🩷
29/05/2025

Players of the week

ZANCHA 7️⃣
UPDY KAREIM 9️⃣
BILE 1️⃣1️⃣
DAADIRINHO 1️⃣6️⃣
🩷

What a picture 📸 🙌🏾🧡🩷
14/05/2025

What a picture 📸 🙌🏾🧡🩷

Big win4:0 Goals⚽️Arda 19 ⚽️⚽️Shavi leo10⚽️Magic IlyaH 🪄
05/05/2025

Big win
4:0
Goals
⚽️Arda 19
⚽️⚽️Shavi leo10
⚽️Magic IlyaH 🪄

Kooxda oo u anbabaxday safar yaroo gaban kaso ku wajahna degmada Kaxda .Ciyaar kuso idlaatay 3:2 ey kaga adakatay dhigoo...
26/04/2025

Kooxda oo u anbabaxday safar yaroo gaban kaso ku wajahna degmada Kaxda .
Ciyaar kuso idlaatay 3:2 ey kaga adakatay dhigooda FC SHIMBIROOLE.
Hogaamiyaha naadiga o carabka ku xoojiyay in safar kala duwan ey koxda u diyar garowidonto dhamaadka bishan.

🩷

16/03/2025

Waxa naga maqan sawirka Gabadhan Yar ee idin muuqata oo lagu Magacaabo

Seynab Ahmad Rashid
Oo kaso luntay Daarusalaam
Gaar ahaan Xoola Qalka waxan ka,Codsaneynaa cidii Aragto iney Nagu so Hagaajiso lamabaradan

+252615647389
252616662023

MATCH DAY⚽️3️⃣1️⃣Janaury 🟠S.Y.C 🆚 CAMEROON FC⚪️ 🏆 FRIENDLY'  🏟️ AFGOOYE STADIUM ⏰ 16:30  🖥 DAAWASHO WCN Soo Saadali Ciya...
31/01/2025

MATCH DAY⚽️
3️⃣1️⃣Janaury
🟠S.Y.C 🆚 CAMEROON FC⚪️
🏆 FRIENDLY'
🏟️ AFGOOYE STADIUM
⏰ 16:30
🖥 DAAWASHO WCN


Soo Saadali Ciyaarta galabta

MATCH DAY⚽️4️⃣OCTOBER 🟠S.Y.C 🆚 INTER BANANA⚪️ 🏆 FRIENDLY'  🏟️ BALCAD STADIUM  ⏰ 16:30  🖥 DAAWASHO WCN Soo Saadali Ciyaar...
04/10/2024

MATCH DAY⚽️
4️⃣OCTOBER
🟠S.Y.C 🆚 INTER BANANA⚪️
🏆 FRIENDLY'
🏟️ BALCAD STADIUM
⏰ 16:30
🖥 DAAWASHO WCN


Soo Saadali Ciyaarta galabta

Safarki dhera oo an shalay ku boqonay Garonka QOOB DOORO ee dagamada KARAAN.Ciyaarta oo ku so idlaatay 3:0 oo ey gusha k...
10/09/2024

Safarki dhera oo an shalay ku boqonay Garonka QOOB DOORO ee dagamada KARAAN.
Ciyaarta oo ku so idlaatay 3:0 oo ey gusha ku hanatay xogweynta xafada Somali Youth Club

⚽️Zancha ²⁴ zancha ⁶¹
⚽️Bile ⁸³

Dhanka kale waxa gabi ahaanba so gaba gabobay lolanki dhera ee goal dhalinta oo ka dhaxeyay ciyartoyda naadiga waxa si awood ah ku qaday markisi sedexaad Gaol dhaliyah ugu wanagsan xafada ee Zancha Zancha isago ku hogamiyay tiro dhan 36⚽️💪
Waxana kalinta labad xureystay Abdulahi Hajji oo aha werar yahyn inaba cadi ahayn kaas isna surtagaliyay tiro dhan 31⚽️🧠

Waxana Goor dhaw naga filan dontaan kadisyo quruxu Padan oo maclin Elias Xoosh ka dhawajiyay

MAHADSANIDIN DHAMAANTIN🟠⚪️

📅it's S.Y.C DAY🔥  🟡 S.Y.C 🆚 DUR DUR⚪️ 🏆 AASBA CUP ⚽ Wareega 2AAAD 🏟️ Garoonka IFTIN ⏰ 17:00 🖥 DAAWASHO WCN Soo Saadali C...
06/09/2024

📅it's S.Y.C DAY🔥

🟡 S.Y.C 🆚 DUR DUR⚪️
🏆 AASBA CUP
⚽ Wareega 2AAAD
🏟️ Garoonka IFTIN
⏰ 17:00
🖥 DAAWASHO WCN


Soo Saadali Ciyaarta galabta

Address

IsRaac Village
Mogadishu

Telephone

+252618885053

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Youth Club:

Shortcuts

Share

Category