World Media

World Media .

Permanently closed.
Garsoorayaal matalayay Dagmada Galkacyo-Galmudug ayaa maanta u soo dhamaaday tababar heerkiisu sareeyo kaas oo ay qabana...
28/11/2023

Garsoorayaal matalayay Dagmada Galkacyo-Galmudug ayaa maanta u soo dhamaaday tababar heerkiisu sareeyo kaas oo ay qabanayeen Xiriirka kubada Cagta saomaliyeed

Gudomiye ciyaaraha Dagmada Galkacyo maxamed yare ayaa u Hambalyeeyay Garsoorayaasha maanta soo dhamaystay tababarka heerkiisu sareeyay ee uu qabanayay Xiriirka kubada Cagta somaliyeed

Gudoomiyaha ciyaaraha Dagmada Galkacyo Mudane Maxamed yare ayaa Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee sportska Dagmada C...
16/09/2023

Gudoomiyaha ciyaaraha Dagmada Galkacyo Mudane Maxamed yare ayaa Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee sportska Dagmada Cadaado

Qorituurka koobka Xaafadaha Dagmada Galkacyo ee Galmudug.
16/09/2023

Qorituurka koobka Xaafadaha Dagmada Galkacyo ee Galmudug.

Maamulka ciyaaraha Dagmada Galkacyo ayaa qalab sports ku wareejiyay 5 xaafadood iyo deeganka Xaar Xaar kaas oo loogu tal...
16/09/2023

Maamulka ciyaaraha Dagmada Galkacyo ayaa qalab sports ku wareejiyay 5 xaafadood iyo deeganka Xaar Xaar kaas oo loogu talagalay koobka xaafadaha ee dhawaan furmaya

Waxaa xaflada goob joog ahaa masuuliyiin katirsan Dagmada iyo Gudomiyaha sportska jaaliyada filand, wafdi ka socday xariirka kubada cagta somalia.

Guul muhiim ah alx🤲
12/06/2023

Guul muhiim ah alx🤲

Kulanka adag Ee Galabta Hobyo Vs Galkacyo
12/06/2023

Kulanka adag Ee Galabta

Hobyo Vs Galkacyo

Agaasimaha Arimaha bulshada dowlada hoose Ee Dagmada Galkacyo ayaa xalay casho sharaf dhiirogalin ah u sameeyay xulka ma...
07/06/2023

Agaasimaha Arimaha bulshada dowlada hoose Ee Dagmada Galkacyo ayaa xalay casho sharaf dhiirogalin ah u sameeyay xulka matalayay Dagmada Galkacyo oo shalay kulankoodi 1aad karaayay dhigooda Dagmada Cabduwaq

Xulka Kubada Cagta Dagmada Galkacyo ayaa guul ka Gaaray dhigooda Cabduwaq Goolal Gaaraya Galkacyo 3-2 CabduwaqHambalyo G...
06/06/2023

Xulka Kubada Cagta Dagmada Galkacyo ayaa guul ka Gaaray dhigooda Cabduwaq Goolal Gaaraya Galkacyo 3-2 Cabduwaq

Hambalyo Galkacyo

Sagootinta xulka matalaya Dagmada Galkacyo
04/06/2023

Sagootinta xulka matalaya Dagmada Galkacyo

Gudoomiyaha Ciyaaraha Dagmada Galkacyo ayaa u magacaabay macalin ku xigeenka xulka kubada Cagta Dagmada Galkacyo SAADAQ ...
01/06/2023

Gudoomiyaha Ciyaaraha Dagmada Galkacyo ayaa u magacaabay macalin ku xigeenka xulka kubada Cagta Dagmada Galkacyo SAADAQ CABDIRAHMAN JAMAC (Shigshigaaye)

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when World Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share