10/09/2024
Maamulihii sayid warsame secondary school ustaad andifitah Addow barre ayaa kuu soo biiray schoolka markabley primary and secondary school
Ree markableey waxay go aan ku gaareen inay sanad Walbo in ay la imaan doonaa guul waxa ool ah
Hambalyo ree markabley inaad top oneka wax barashada ahaataan ayaad oogu tala gasheen ciyaaryahan walboo qaali ah daf hhh