Omar Ibrahim Arbow

Omar Ibrahim Arbow وَإِذَا مَرِضْتُ فَهُوَ يَشْفِيْنِ

Waxa ay sawirkan ku fasireen💔Lugta lacagta u socota ama raadisa ee soo shaqaysa, iyo lugta lacagta ku soo adeegta ee maa...
21/05/2024

Waxa ay sawirkan ku fasireen💔

Lugta lacagta u socota ama raadisa ee soo shaqaysa, iyo lugta lacagta ku soo adeegta ee maamusha. 😂

13/01/2023

Galab wngsan___🙏

Safar salaam wllkey qaali waan kuu xizi doonaAllah ha ii ka dhowro
07/02/2022

Safar salaam wllkey qaali waan kuu xizi doona
Allah ha ii ka dhowro

09/12/2021
JBiden hadal jeedintiisii xalay waxa ka mid ahaa; “Annaga waligeen Afgaanistan uma tagin inaan dhisno qaranka Afgaanista...
17/08/2021

JBiden hadal jeedintiisii xalay waxa ka mid ahaa; “Annaga waligeen Afgaanistan uma tagin inaan dhisno qaranka Afgaanistan ee danaheenna ayaan ka fulisaneeynay. Soo ma cadda hadalkeyga”

Ameerika iyo Afgaan iska ilaaw. Intaa ka sakoow casharka halkaa ku jira ee shaqsi ahaan aan ka baran karno ayaa ah, in cidna aysan dantaada ka shaqeyneynin haddii ay dhacdane dantooda ayay ka dhex arkeen in ay dantaada ka shaqeeyaan, maalintii ay danahooda ka dhex arki waayaana garabkaaga ayay baneynayaan, waxii ka dhashan adiga ayay dusha kaa saarayaan. Si aadan cidna u eedin, naftaada ku tasho oo danahaaga raaco saaxiib.

06/06/2021

Marhore samee ani marhore samee👈👈👈

Address

B. O Box Address 34343
Mogadisho
666858

Telephone

+252612666858

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omar Ibrahim Arbow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Omar Ibrahim Arbow:

Shortcuts

Share