29/06/2024
Maanta waxee ii thy nolol cusub oo ii balaawty waxaa ii furmay buug cusub oo ah mid aa ugu gudbi karo caqbado i hortaagnaay waxaa shalay ii soo id laaday halgankii wax barsho aa ku jiray mudo dhan 2013-2024 waxaa isoo idlaaday dugsigeega hoose dhaxe sare oo halgan aad u dheer lkn faa ido aad u ween furah guusha woo ii muuqdaa waxaa alle ka baryaa inuu guusha ila kulan siiyo i.a guul ayaan rajeynaa inta muslim ilmid ah ayga guul u rajeynaa qaastan wllkei iga yar iyo asxaabteyda qaaska ii ahaa halgankii wax barsho wiil iyo gabarbo guul idin rajeynaa πͺπβ€οΈ