SomTrend

SomTrend Wararka Caalamka iyo Dalka & Falanqeyn kusaleysan cilmi , Xog & dhexdhexaadnimo iyo Kubada Cagta. [email protected]

15/07/2026

Argentine vs spain waa final 🔥

15/07/2026

Argentine 2 -1 england

  goal
14/07/2026

goal

Ilmo yar oo Falastiini ah oo sagaal jir ah ayaa lagu dilay bannaanka teendhadiisa ka dib markii taangi Isr11l ah uu rasa...
14/07/2026

Ilmo yar oo Falastiini ah oo sagaal jir ah ayaa lagu dilay bannaanka teendhadiisa ka dib markii taangi Isr11l ah uu rasaas ku furay meel u dhow xero barokac oo ku taal koonfurta Gaza.

Kibir dadkaan waa leyska xasuuqaa Caruurta xitaa.

   ayaa socday 47% intuu socday   kan .Waa ay isku dhow yihiin intuu socday iyo intuu orday kawaran🔥.
14/07/2026

ayaa socday 47% intuu socday kan .

Waa ay isku dhow yihiin intuu socday iyo intuu orday kawaran🔥.

Saadaali meeqo ayee ku dhamaaneysa   vs    🔥Caawa labadaan Xul mid ayaa ladhuuqaa 😂.
14/07/2026

Saadaali meeqo ayee ku dhamaaneysa vs 🔥

Caawa labadaan Xul mid ayaa ladhuuqaa 😂.

  AFRICA  ayaa sheegtay in dalkeeda ay isaga baxeen in kabadan 53,000 oo ajaanib ah , kuwasoo looga masaafuriyay ololihi...
12/07/2026

AFRICA ayaa sheegtay in dalkeeda ay isaga baxeen in kabadan 53,000 oo ajaanib ah , kuwasoo looga masaafuriyay ololihii socdaalka ee maalmahaan ay wadeen dadka South african ka ahaa .

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday xaflad muusig oo weyn oo ka dhaceysay Toronto ee dalka   .Africa...
12/07/2026

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday xaflad muusig oo weyn oo ka dhaceysay Toronto ee dalka .

Africa ama somalia kaliya leyskuma toogto , sidaas ma ogtihiin ?

  ayaa qorsheeneysa in Xulalka ka qeyb galaaya koobka aduunka 2030 ay kadhigaan 64  team.World Cup kaas xamaasad mayeela...
12/07/2026

ayaa qorsheeneysa in Xulalka ka qeyb galaaya koobka aduunka 2030 ay kadhigaan 64 team.

World Cup kaas xamaasad mayeelan karaa ?

Fikirkaga :

Address

Mogadishu

Telephone

+252616536780

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomTrend posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SomTrend:

Shortcuts

Share

Category