19/02/2026
Waxaan dhamaan ummada Muslimiinta, gaar ahaan ummada Soomaaliyeed ee meel kasta oo ay dunida ka joogaan, ugu bishaaraynaysaa
Bilaashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Ilaahay ha inoo dhammeeyo bishan barakeysan caafimaad, nabad, iyo guul. ๐คฒโจ