Hormuud Foodball Club

Hormuud Foodball Club FC Hormuud waxay ka mid tahay kooxaha heerka 1aad ee degmada Luuq, waxaa la soo aasaasay naadiga 2000

Bismillah                       Tomorrow match Hormuud Foodball Club vs Peace Boys Football Club  🏆Ciyaarta barito      ...
10/05/2026

Bismillah

Tomorrow match

Hormuud Foodball Club vs Peace Boys Football Club


🏆Ciyaarta barito league dagmada

🤿Garsooraha ??

⏰️Waqtiga 4:20 pm

📅Taariikhda. 11/5/2026

Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta

Natiijadii kulanka galabta Hormuud Foodball Club 3:1 S.Y.LWaxaa goalasha naadiga ka saacidey ⚽️Captain qalocow ⛳️ziisey ...
26/04/2026

Natiijadii kulanka galabta

Hormuud Foodball Club 3:1 S.Y.L

Waxaa goalasha naadiga ka saacidey

⚽️Captain qalocow
⛳️ziisey

⚽️macankey
⛳️qalocow

⚽️jiirow

Man of the match cabdi casiis caamir abuukar qalocow 🔥


The force

Bismillah                      Today match Hormuud Foodball Club vs S.Y.L 🏆Ciyaarta galabta                       league...
26/04/2026

Bismillah

Today match

Hormuud Foodball Club vs S.Y.L


🏆Ciyaarta galabta league dagmada

🤿Garsooraha ??

⏰️Waqtiga 4:20 pm

📅Taariikhda. 26/4/2026

Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta

Bismillah                       Tomorrow match Hormuud Foodball Club vs Xidigaha Fc 🏆Ciyaarta barito                    ...
25/03/2026

Bismillah

Tomorrow match

Hormuud Foodball Club vs Xidigaha Fc


🏆Ciyaarta barito league dagmada

🤿Garsooraha ??

⏰️Waqtiga 4:20 pm

📅Taariikhda. 26/3/2026

Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta

Ramadan Mubarak ☪️ Dhaman Maamulka iyo ciyaartoyda xoogweynta Waxey halkan hambalyo ka leeyihiin umada Muslimiinta meel ...
17/02/2026

Ramadan Mubarak ☪️

Dhaman Maamulka iyo ciyaartoyda xoogweynta Waxey halkan hambalyo ka leeyihiin umada Muslimiinta meel walbo ay joogaan qaasatan umada soomaliyeed waxaan in leenahay Ramadan Mubarak

Natiijadii kulanka galabtaHormuud Foodball Club 2:2 Sh.Mahad football club Penalty win hormuud Hormuud 4:3 sh.mahad Koox...
10/02/2026

Natiijadii kulanka galabta

Hormuud Foodball Club 2:2 Sh.Mahad football club

Penalty win hormuud

Hormuud 4:3 sh.mahad

Kooxda waxaa goalasha ka saaciday

Cptain Ayuub
🎯Maskax binow
L.saney
🎯Maskax binow

Waxaan hambalyo leenahay kooxda sheikh mahad oo soo bandhigtay ciyaar Qurux badan balse uu nasiibka ka hiiliyay adinkoo saan si ka xoog badan soo noqdo I.a

Macalimow kalaa oo dib ugu soo laabtay kooxda kulankiisa kuwaad win Macalimow guula badan iyo sidii lagaa bartayba oo taarikhda kooxda baal dahab ugu gashay 3 league oo xariir ah in mar kale aan dib u aragno I.a Arteta 🔥

Man of match
Deeq deeqsi gacan dahab
2 Penalty save✋

Bismillah                       Tomorrow match Hormuud Foodball Club vs Sh.Mahad football club  🏆Ciyaarta barito        ...
06/02/2026

Bismillah

Tomorrow match

Hormuud Foodball Club vs Sh.Mahad football club


🏆Ciyaarta barito league dagmada

🤿Garsooraha ??

⏰️Waqtiga 4:20 pm

📅Taariikhda. 7/2/2026

Daawasho wacan dhamaan family xoogwaynta

Bismilaah Marka h**e allah ayey mahad u sugnaatay oo dib isku keen soo celiyay  Marka xigto waxaan taageerayaashena ka r...
24/01/2026

Bismilaah

Marka h**e allah ayey mahad u sugnaatay oo dib isku keen soo celiyay

Marka xigto waxaan taageerayaashena ka raali galainaynaa mudooyinkii uu pageka naga ciladeed sanaa waxaan lee nahay naga raali ahaada wixii hada ka bilowda inta ayan kawada soconeynaa

Saa ogtihiin waxaa labaasay league qaab home iyo away ah waxaana ku aadney naadiga Elman

Lugtii h**e waxey ku soo idlaatay barbardhac 0:0


Ciyaaryahankii ugu fiicnaa ciyaartaas
🎗️Qadar abdi hasan door🔥


Tomorrow game lugteenii labaad

Hormuud Foodball Club vs ELMAN FOOTBALL CLUB

Nooca ciyaarta : League dagmada

Garsooraha : ??

Waqtiga : 4:30

Date : 25-1-2026

Daawasho wacan dhamaan taageerayaasha xoogweynta 💪

Bismillaha                         Match day Hormuud Foodball Club vs Hilac Stars Fc 🏆Nooca ciyaarta =         league da...
20/09/2025

Bismillaha

Match day

Hormuud Foodball Club vs Hilac Stars Fc

🏆Nooca ciyaarta = league dagmada

🤿Garsooraha= ??

⏰️Waqtiga 4:20

📅Taariikhda 20/9/2025

Waxaa naadiga dib ugu soo laabtay mid ka mid ah cptnadii ugu fiicnaa ee soo maray xoogweynta Moha Ibnu Ifiye oo wax badan kooxda ka maqnaa hadana dib ugu soo laabtay soo dhawoow cptn hoygaagii ku soo dhawoow

Daawasho wacan dhamaan xoogwaynta family

Bismillah Ciyaarta galab waxaan dheelaynaa 8 dhamaadka league dagmada          Match day Hormuud Foodball Club vs Fc Wab...
16/09/2025

Bismillah

Ciyaarta galab waxaan dheelaynaa 8 dhamaadka league dagmada

Match day

Hormuud Foodball Club vs Fc Waberi Stars Football Club

Nooca maaliyada aan ku coyaarayno galabta sawirka pageka hada ka muuqda taas ayaan ku dheelaynaa

⏰️ waqtiga 4:30

🏆nooca ciyaarta league dagmada

🤿Garsooraha ??

📅 Taariikhda. 16/9/2025

Daawasho wacan dhamaan Taageerayaasha Xoogwaynta

Address

Luuq
252

Telephone

+252615123113

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormuud Foodball Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hormuud Foodball Club:

Shortcuts

Share

Category