Saxansaxo FC

Saxansaxo FC Kooxda ugu adag geyiga somalida

Bismillah....Mahadnaq ...Waxaa mahad oo dhan u sugnaaty illahy oo si qurux badan  noogu dhameeyey Waxaa marka labaad u m...
06/12/2025

Bismillah....

Mahadnaq ...
Waxaa mahad oo dhan u sugnaaty illahy oo si qurux badan noogu dhameeyey
Waxaa marka labaad u mahadcineynaa Shirkada Telesom oo garab nagu siisey inaan cupka qabsano ๐Ÿฅ‡๐Ÿ†
Waxa kale oo aan u mahadcelibeynaa dhammaan sports degmada kubadii qurux badaneyd ay so ban dhigeen akhlaaqdu ku dheehneyd

Dhammeenteen hormar wacan sxibyaal๐Ÿฅ‡๐Ÿ†

Abaamarintii Saxansaxo Cup

1. Ali Mohamed Bille -best player ๐ŸŽ–๏ธ
2. Ali Abdirahman -Top Scorer ๐Ÿ”
3. Muniir Mohamoud -Best Goal๐Ÿš€
4. Saki Ahmed Abdi- Best Referee ๐Ÿ˜™


05/12/2025

CONGRATULATIONS

FC HEEGAN
CHAMPIONS ๐Ÿ†๐Ÿฅ‡

Saxansaxo Cup  waxa beri ku beeegan final ka cupka saxansaxo Cup oo mudadii udan beysay ka socday degmada xudun ayaa gab...
04/12/2025

Saxansaxo Cup waxa beri ku beeegan final ka cupka saxansaxo Cup oo mudadii udan beysay ka socday degmada xudun ayaa gababo ah ama final iโ€ขn ilahay khayr ha inoogu dhameyo inta hadhay ๐Ÿ†๐Ÿ’ฏ page kana inga dhisa macmiiiL๐Ÿ–

30/06/2025

Kubad wanaag saxansax0

Address

Xudun
Laascaanood
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saxansaxo FC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category