Majengo Football Club

Majengo Football Club Majengo Football Club is a team in Kismayo playing in Kismayo Premier League in Somalia. Currently P

OG: Gudoomiyaha LIIBAN SACIID OG: Gudoomiye kuxugeenka DAADI FAREY OG: Xoghayaha teamka Majengo BASHI MAHADOG: Gudoomiya...
03/07/2026

OG: Gudoomiyaha LIIBAN SACIID
OG: Gudoomiye kuxugeenka DAADI FAREY
OG: Xoghayaha teamka Majengo BASHI MAHAD

OG: Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta AHMED QALDAAN
OG: Xoghayaha xiriirka kubada cagta C/FATAAX

CABASHO: ⬇️
Anagoo ah maamulka teamka MAJENGO, waxaan cabasho ka nahay xiriirka kubada cagta, uguma h**eeyaan gudoomiyaha iyo xoghayaha sportiga
Waxaa jirtay sano h**e ciyaartooy aan ku bixinay LOAN , aan ku siinay teamam ka tirsan serie ada JUBBALAND,
sida J.B.C KISIMA AARGO iyo J.C.C.I
3 team wey soo celiyeen ciyaartoyda la siiyay, waxaa diiday teamka la yiraahdo J.B.C oo ciyaartooy MAJENGO xoog ku haysta, waxaan garab ku siinaayo Gudoomiyaha iyo Xoghayaha xiriirka kubada cagta,
Sidaa darteed team kasta oo seria ah waxaan u sheegeynaa waxa ilinla ciyaaraayo ma aha J.B.C ee waa ciyaartooy laga soo dhacay MAJANGO loan ahaaa.

Bismillah لبيك اللّهم لبيكGudomiye FANDHE oo manta ka mid ah malayinta musliminta tagan banka CARAFA, waxan lenahay hada...
05/06/2025

Bismillah
لبيك اللّهم لبيك

Gudomiye FANDHE oo manta ka mid ah malayinta musliminta tagan banka CARAFA, waxan lenahay hadanahay bahda MAJENGO TEAM Allah kaa aqbalo acmasha xajka adiga iyo dhaman musliminta halkaa joogo ducad ad inoo soo duceysana Allaha inoo aqbalo AMIIN AMIIN AMIIN 🤲🏽

Knock knock ✊ Here we go 🚶🏽‍➡️Officially macalin AANGOW is our new managerMacalin AANGOW has comeback Ku so dhawow teamk...
19/05/2025

Knock knock ✊
Here we go 🚶🏽‍➡️
Officially macalin AANGOW is our new manager
Macalin AANGOW has comeback
Ku so dhawow teamkaga the legend ✌️💪🏼


Mohamud Mahad Artan Liban SaidAbdullahi Said HongoreAbdalla NemanjaAbu Bakar YareMohamed Haaji WarsameBin AminAbdi Rahman BeeshiAyuub FakadMadaja Sports24Khadar Osman HabiibAbdi Aziz Ali IsseShali Abdi Shali

Full time MAJENGO 3:1 QOLATEN
30/04/2024

Full time
MAJENGO 3:1 QOLATEN

29/04/2024

Friendly match
MAJENGO FC vs QOLATEN FC

Waamo stadium 🏟️

Inna lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto jannadiisana haka waraabiyo adeer mahad cartan oo neyrobi ku g...
23/04/2024

Inna lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto jannadiisana haka waraabiyo adeer mahad cartan oo neyrobi ku geeriyooday waxaan halkaan ooga tacsiyeenanaa dhamaan qoyska reer cartan awil si qaasa wllkeen/sxpkeen Mohamud Mahad Artan qalbiga Allaha ku qaboojiyo sxp mcn

18/02/2024

Waxaa xalay dhacay kulan udhaxeeye maamulka sare ee kooxda kubada cagta Majengo Football Club kulanka waxa ka soo qeb galay xildhiban maxamuud warsame shiike iyo wasiir maxamed cumar iyo gudoomiye abadir bashe kulan oo darnaa qilaf soo kala dhax galay mamulka ayaa xalay si wada jir ah lo soo afjaray, sido kale xogta aan ka helnay kulanka ayaa sheegaysa in kooxda ka tashato siday u hormarin lahayeen kooxda hab dhismedka mustaqbalka.

Congratulations Abu Bakar Yare 🎉🥳🎊 we proud of you simba 🙌🏽 Hambalyo BAKAR oo ku guuleystay gool dhallinta tartan  maamu...
05/02/2024

Congratulations Abu Bakar Yare 🎉🥳🎊 we proud of you simba 🙌🏽

Hambalyo BAKAR oo ku guuleystay gool dhallinta tartan maamul goboleedyada iyo
gobolka Banaadir 🎊

Today we are happy for the victory of our state,  , and without forgetting the legends of the Majengo football club meet...
09/01/2024

Today we are happy for the victory of our state, , and without forgetting the legends of the Majengo football club meet in the city of Mombasa.

Address

Majengo Street
Kismayo
09010

Telephone

+254799741964

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Majengo Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Majengo Football Club:

Shortcuts

Share