10/05/2023
Kismaayo 10-5-2023 Arbaco.
Ururka Kubada cagta jubbaland Ayaa saka magalada kismaayo Kuso dhaweeyay Qar kamid ah ciyartoyda Xulka Qaranka somalia UN-17 kuwaso kaso jeeda deganada jubbaland.
Sido kale so dhawaynta saka waxa kaso qaybgalay Kabtanki h**e ee xulka Jubbaland Fuad Nokia iyo Qar kamid ah bahda ciyaraha jubbaland.
Ururka ayaana so dhowayn diran u sameyay ciyartoyda weliba iyagoo ku dhiri geliyay in ay si wadan dadalkooda kubada cagta.
Ururka aya sidokle umahad celiyay ciyartoyda madama Ay Sabab unoqden in jubbaland kalin wayn ka qadatay xulka qaranka.
Ururka kubada cagta jubbaland aya weli wada in ay so saran Jiil Da,ayar ah kuwaas oo matala gobolka ilaa Xulka Qaranka.