BUULO XUDI FC

BUULO XUDI  FC LEAGUE BUULO XUDI

18/12/2025

WAWENKA ⚽️🫡 xudi

27/06/2025

Horseed buu nabad uyahay dhalintana wow uhagar baxaa hogamiye Maa Laay 🫡🙏
Bulaxudi

31/03/2025

Hogamiye Maa Laay 🫡

07/02/2025

Mahadsanid xildhibane H.E Hassan Ali Abdillahi 🙏🙏

Waxaan maanta  si wanagsan ku soo dhamaday league Buulo xudi Udhaxeyey sadaxda  team waxana ku guleystay team m.bile  Ha...
07/02/2025

Waxaan maanta si wanagsan ku soo dhamaday league Buulo xudi
Udhaxeyey sadaxda team waxana ku guleystay team m.bile Hambalyo hambalyo 👏
Sidokle waxan umahad celinayaa xiliban xasan cali cabdullahi oo nagu cawiyey Agab sports oo dhameystiran intaan iyo in kabadan
Neh waa ka rajeyneynaa xilibane🙏🙏

Waxaa galabta lawada ciyaari donaa ku lankii finaalka ahaa Ee league Buulo xudi  waxana wada ciyaari doonoLabada team ee...
07/02/2025

Waxaa galabta lawada ciyaari donaa ku lankii finaalka ahaa
Ee league Buulo xudi waxana wada ciyaari doono
Labada team ee

Team yasiin gab vs Team fitax cosow

ISMAAN FOLEEY stadium 🏟⚽️⚽️

15/01/2025
14/01/2025

BUFANE🙈⚽️🫡

10/01/2025

Cabaa free kick🙀

09/01/2025

⚽️🫡

Waa sadaxda Team  ka ciyaarta league ka socda xafada BUULO XUDI  Ee garonka ismaan foleey stadium 🏟 ⚽️
07/01/2025

Waa sadaxda Team ka ciyaarta league ka socda xafada BUULO XUDI

Ee garonka ismaan foleey stadium 🏟 ⚽️

Address

Buulobarde
Hiiraan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BUULO XUDI FC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category