23/04/2026
XANTA SUUQA:
Ciyaartoygii khadka dhexe ee Gaashaan ayaa la soo sheegaya in uu kooxdiisa ku war galiyey doonitaankiisa ka tagida kooxdan Ciidanka Qaranka Gaashan.
Kayse waxa la soo sheegaya in wada hadal kula jiro kooxda Maaliyada, diyaarna u yahay difaacida kooxdan xidigaha lacagta hargaysa.
Waxaan sugnaaba waa ku dhawaaqida saxiixa xidigan oo la rajaynayo inuu ka hoos ciyaaro Gardiola ha caasimada.
ISHA KU HAY....๐