Bashiir aadan

Bashiir aadan sports

Half Time
15/04/2025

Half Time

Man united 1 vs 4 Newcastle 😤
13/04/2025

Man united 1 vs 4 Newcastle 😤

Liverpool hambalyo soodhahaa mucaradow kadib markay galabta badiyen Chelsea waalagu dhegay Tottenham waala garacay🤔
13/04/2025

Liverpool hambalyo soodhahaa mucaradow kadib markay galabta badiyen Chelsea waalagu dhegay Tottenham waala garacay🤔

Ancelotti ma fahmin sababta aan uciyarayno axada lakin waxan haysana inkabadan 72 sacadod oo ku nasankaro si anan ucaban...
13/04/2025

Ancelotti ma fahmin sababta aan uciyarayno axada lakin waxan haysana inkabadan 72 sacadod oo ku nasankaro si anan ucaban karin🤔

Arsenal barajo kale ayay gashay tasi waxay kadhigantay inay liverpool ubahantay inay badiso 3 kul oo keliya si ay horyal...
12/04/2025

Arsenal barajo kale ayay gashay tasi waxay kadhigantay inay liverpool ubahantay inay badiso 3 kul oo keliya si ay horyalka uqado🤔

Man city boska afraid ee champions league soogashay cawa ayado weli Chelsea ciyarin🤔
12/04/2025

Man city boska afraid ee champions league soogashay cawa ayado weli Chelsea ciyarin🤔

Kadib heshiiska cusub ee maxamed salax ee labada sano ah halku kagadhi donaa  liiska  xidiga ugu golasha badan PREMIER L...
11/04/2025

Kadib heshiiska cusub ee maxamed salax ee labada sano ah halku kagadhi donaa liiska xidiga ugu golasha badan PREMIER LEAGUE labada sano🤔

Maxamed salax ayaa koda liverpool u saxexay heshiis cusub oo labo sano ah ila 2027🔴
11/04/2025

Maxamed salax ayaa koda liverpool u saxexay heshiis cusub oo labo sano ah ila 2027🔴

Waxan nahay kuwaa ugu cadcad kugulaysiga champions leagues Lacibka koxda Barcelona lamine Yamal ayaa warasi uu siyay spo...
18/03/2025

Waxan nahay kuwaa ugu cadcad kugulaysiga champions leagues
Lacibka koxda Barcelona lamine Yamal ayaa warasi uu siyay sport ayaa uuu ku cadedyay inay koxdisa Barcelona uu uarko inay ugu cadcaday kugulaysiga champions leagues🤔

Lamine Yamal ayaa noqday ciyar yahankii ugu horeyay ee kaso jeda xulka Spain  oo soma bisha barakaysan ee ramadan🌙
18/03/2025

Lamine Yamal ayaa noqday ciyar yahankii ugu horeyay ee kaso jeda xulka Spain oo soma bisha barakaysan ee ramadan🌙

Hambalyo hambalyo Newcastle waxay soo afjartay 70 sano oo kob laa aanah liverpool hadu kugu dumay dadka amahi😱
16/03/2025

Hambalyo hambalyo Newcastle waxay soo afjartay 70 sano oo kob laa aanah liverpool hadu kugu dumay dadka amahi😱

Waaa bilabmay finalkii 🤔
16/03/2025

Waaa bilabmay finalkii 🤔

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashiir aadan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category