Abwaan Nokia

Abwaan Nokia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan Nokia, Sport & recreation, Nokia, Hargeisa.

Rasmus Højlund ayaa seegay tababarkii Denmark ee shalay ka hor kulanka habeen dambe ay la leeyihiin xulka Switzerland ee...
14/10/2024

Rasmus Højlund ayaa seegay tababarkii Denmark ee shalay ka hor kulanka habeen dambe ay la leeyihiin xulka Switzerland ee tartanka UEFA Nations League.

Xiddigan oo dhaawac ku seegay bilowgii xilli ciyaaredkan ayaa la filaayay inuu ku soo bilowdo kulankii Denmark ay guuldaro 1-0 kala kulantay Spain, balse waxa uu bedel ku soo galay qeybtii labaad ee ciyaarta daqiiqadii 78-aad, haatan ma cadda sababta ka dambeysa maqnaashihiisa in uu dhaawac ku seegay iyo in kale. [ Sports]

-Khadar Ahmed Rabiile

Address

Nokia
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Nokia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share