Manchester United Somali funs

Manchester United Somali funs Waxad ka helaysa warar sugan o ku saabsan kubada cagta❤️

Tani wa maliyadda Manchester United  e xili ciyaareedka danbe 2024/2025, wali kooxdu may so bandhigin se, si qish ah aya...
08/05/2024

Tani wa maliyadda Manchester United e xili ciyaareedka danbe 2024/2025, wali kooxdu may so bandhigin se, si qish ah aya lo si helay

06/05/2024

Erik tenhag aya shirki jaraa'id e ciyaarta crystal palace ka hor xaqiijiyay in list ga dhaawacyada kooxda u ku biiray daafaca khadka dhexe e harry maguire

Erik ten hag aya waraysi laga qaaday maanta ku sheegay in bruno fernandes dhawac kaso gaadhay ciyaarti Burnley xaalkisan...
02/05/2024

Erik ten hag aya waraysi laga qaaday maanta ku sheegay in bruno fernandes dhawac kaso gaadhay ciyaarti Burnley xaalkisana ay qimayn donaan halka u sheegay in aanu wali Rashford taam ahayn, waxa kale o u ku daray in u jonny evans kuso laabtay tababarka kooxda.

Aduun waynaha sportsku wuxu hadal haya maanta jadon sancho, o ka sameyay ciyaarti xalay e semi final champion lugue ay k...
02/05/2024

Aduun waynaha sportsku wuxu hadal haya maanta jadon sancho, o ka sameyay ciyaarti xalay e semi final champion lugue ay ku waajaheen kooxda PSG, 11 gambis. Taaso aan Laga samayn hal ciyaar o champion lugue tan iyo 2008.

Ten hag miya cilladu mise sancho?

Address

Cross Road, Togdheer
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Manchester United Somali funs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category