03/08/2023
Guushu way soo dhowdahay🇸🇴✊️
Nasra Abukar Cali oo markii ugu horeeysay hadashay.
“Somalida wax loo ordo ma istaahilaan. Anigoo lug ka murgacay ayan sii ordaayay lakin dhalaceyntooda waxey ii noqon doontaa dhiiragalin”
“Aniga gabar ayan ahay, uurna malaheen. Aniga ayey shaki i galiyeen. Lakin Sanadka dambe anigoo diyaarsan ayan markale tartami doonaa”
“Hal bil ayan isku diyaarinayay tartankaan. Kumana filneen mudo bil ah lakin wixii ayaa hoosta iska soo galay”
“Somalida hadalkooda waxba iima dhibayo. Waan ordayaa marwalba, lakin awalba soomaali amaan k**a fileynin, dhag jalaq uma siin doono. Waan ordayaa. Cid igama celin karto”