Komishanka Maamul wanaaga Fc

Komishanka Maamul wanaaga Fc Waa bogga rasmiga ah ee kooxda KMW FC kaas oo aad ka heli doonto warbixinta kooxda

Gaashaan VS KMW FCWeek 1 Hargeisa Capital LeagueHargeisa Stadium
02/09/2026

Gaashaan VS KMW FC

Week 1
Hargeisa Capital League
Hargeisa Stadium

30/08/2026

Kusoo dhawoow KMW FC, Barkhad Yare! 💙⚽️

KMW FC waxay si weyn ugu faraxsan tahay inay soo dhaweyso Barkhad Yare, oo kooxda kusoo biirey.

🔥 Barkhad Yare waa weerar awood iyo karti leh, waxaana rajaynaynaa inuu KMW FC ku soo kordhiyo, firfircooni iyo guulo badan.

Ku soo dhawoow KMW FC, Barkhad Yare! 🫡💙🏆🔥

Rasmi🔥Kusoo dhawoow KMW FC M Juffo🙏🔥Kooxdu waxa ay si rasmi ah ula soo wareegtay ciyaaryahan Mohamed Juffo ✅
30/08/2026

Rasmi🔥

Kusoo dhawoow KMW FC M Juffo🙏🔥

Kooxdu waxa ay si rasmi ah ula soo wareegtay ciyaaryahan Mohamed Juffo ✅

Kulan saaxiibtinimo Gashaan Gabiley VS KMW FC🏟️Mo Farah Stadium⏱️4:00 Galabnimo
21/08/2026

Kulan saaxiibtinimo
Gashaan Gabiley VS KMW FC

🏟️Mo Farah Stadium
⏱️4:00 Galabnimo

Heshiis Kordhin 🤝⚽Suldaan 🇩🇯🔥
16/08/2026

Heshiis Kordhin 🤝⚽

Suldaan 🇩🇯🔥

16/08/2026

Training hard, passing sharp KMW FC⚽️💪

16/08/2026

Soo dhawoow Khader Kiyyo

15/08/2026

Mohammed Dayo🔥

Position : Centre Back

Ku Soo Dhawaada KMW FC 💙⚽KMW FC waxay si diirran ugu soo dhaweynaysaa M. Dayo, khader Kiyo iyo Mukhtaar oo si rasmi ah u...
15/08/2026

Ku Soo Dhawaada KMW FC 💙⚽

KMW FC waxay si diirran ugu soo dhaweynaysaa
M. Dayo, khader Kiyo iyo Mukhtaar oo si rasmi ah ugu soo biiray safka kooxda.

Waxaan idiin rajaynaynaa in aad kooxda la gaadhaan guul iyo horumarwanaagsan 💙🔥

Match Result
13/06/2026

Match Result

Address

Hargeisa

Telephone

+252633823543

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Komishanka Maamul wanaaga Fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Komishanka Maamul wanaaga Fc:

Shortcuts

Share

Category