Rajab Football Club

Rajab Football Club Hoyga Rumaynta Riyooyinka

Heerka 2aad ee Rajap football clup Burco somalliland

In ka badan 12sano Oo uu garoomada ku jiray waxa uu xidhnaa hal Garan.Wakhtigiisi  kubada cagta uu ciyaarayay Heer shara...
30/08/2025

In ka badan 12sano Oo uu garoomada ku jiray waxa uu xidhnaa hal Garan.

Wakhtigiisi kubada cagta uu ciyaarayay Heer sharabaad ila heerka manta waxan ku qaatay hal koox. waxana uu kamid yahay ciyaartoyada bilawgii ila hada leh xirfadad kubadeed ee saraysa hoosna aan u dhicin.

"Way ka xiiso,tariikh iyo jacayl badan tahay marka saaxibadii yarantii aad heerarka aad ku fikirayseen wada gaadhan walina wada joogtan, tartamada heerkii 5aad,4aad,3aad heerka 2aad oo la jogo Iyo heerka bari an doonayno inan gaadhno ee heerka kowaad Sidii h**e ma tartamo badna mana koobab badna balse waxa uu leeyahay taarikh iyo xujooyin badan oo kaliya dadaal iyo isku duubni furi karto.

Inaad 22-Koob aan qaaday maha shaqo yar oo cid kasta samayn karto balse marka isku duubni hal hadaf iyo awood kaliya jirto wa suurta gal inaad gaadho. Heer sharabaad ilaa heerka manta wan ku faani doona inan hal funaanad xidhay halka dhimana waxan diyaar u ahay baadi goobkisa iyo keenida guulaha la socda ila heer gobol iyo Gaha."

Abdirisak sulaiman jamac "Shaqiri"✍️

Rasmi : waxaanu si rasmiya ula Soo wareegnay c/rashiid c/laahi Jimcale { Neymar } .Ciyaaryahan c/rashiid ayaa ka mid ah ...
16/08/2025

Rasmi : waxaanu si rasmiya ula Soo wareegnay c/rashiid c/laahi Jimcale { Neymar } .
Ciyaaryahan c/rashiid ayaa ka mid ah laacibiinta ugu wanagsan booskiisa isagoo markaana ka mid noqon doona afka h**e ee kooxda Rajab Football Club kusoo dhawoow wll kooxdada cusub dhamaan maamulka ciyaaryoyda iyo taageerayaasha kooxduba waxay kugu Soo dhaweyneyaan gacmo furan waxaan rajeyneynaa in aad guulo waaweyn halkan ku gaadhi doonto

of dream
Fc Rajap Ex Gaha

Tomorrow Horyaalka heerka 2aad Vz ganacsigaTime 1:30  league 2024/25  incha Allah
17/07/2025

Tomorrow
Horyaalka heerka 2aad
Vz ganacsiga
Time 1:30

league 2024/25
incha Allah

Tomorrow Horyaalka heerka 2aadVz w.m.TamartaTime : 2:00  league 24_25  incha Allah
11/07/2025

Tomorrow
Horyaalka heerka 2aad
Vz w.m.Tamarta
Time : 2:00

league 24_25
incha Allah

Eid mubarak  💢Wxn halkan uga tahniyadee naynaa dhamaanba umada islamka  meel kastoo ay dunida ka  joogaan munasibada eid...
05/06/2025

Eid mubarak
💢Wxn halkan uga tahniyadee naynaa dhamaanba umada islamka meel kastoo ay dunida ka joogaan munasibada eidul adxa awgeed.
💢Wxn leenahy alle eidan eideeda bash bash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo dhamanteenba.
💢Allena acmaasha haynaga aqbalo.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ♥️

Eid Mubarak ummada islaamka ah meelkasta joogtaan gaar ahaan  Bahda ciyaaraha ee ku xidhan bogan waxa Aanu la qabysanayn...
29/03/2025

Eid Mubarak ummada islaamka ah meelkasta joogtaan gaar ahaan Bahda ciyaaraha ee ku xidhan bogan waxa Aanu la qabysanayna farxada maalinkan qiimaha wayn ee Eidul fidriga Illaahay ha inaga aqbalo Acmaashi soonka salaada iyo dhaman cibadadii aynu soo samaynay bishii Ramadan eidan eideeda cfmd Alle ha inagu gaadhsiiyo

كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر المبارك
Rajab Football Club

Maamulka iyo ciyartoyda Rajab Football Club waxay la wadaagayan hanbalyada curashada bisha Barakeysan ee Ramadan oo Habe...
01/03/2025

Maamulka iyo ciyartoyda Rajab Football Club waxay la wadaagayan hanbalyada curashada bisha Barakeysan ee Ramadan oo Habeenimadii xalay bilatay waxanu idin leenahay Ramadan Mubarak Alle sw hayna waafajiyo khayrka bishan Barakeysan🌒

Alxamdulilah +3points Full time:    2 : 1
26/02/2025

Alxamdulilah
+3points
Full time: 2 : 1

KULANKEENA BERIHoryaalka Heerka 2AadVz Asluubta🕠.  1.30pm  inchaAllah  league 2025
25/02/2025

KULANKEENA BERI

Horyaalka Heerka 2Aad
Vz Asluubta
🕠. 1.30pm

inchaAllah
league 2025

KULANKEENA BERIHORYAALKA HEERKA 2AAD WEEK 7AADVZ W.H.CAAFIMAADKATIME  : 2:00PM  INCHA ALLAH  LEAGUE 2024_2025
01/02/2025

KULANKEENA BERI

HORYAALKA HEERKA 2AAD WEEK 7AAD
VZ W.H.CAAFIMAADKA
TIME : 2:00PM

INCHA ALLAH
LEAGUE 2024_2025

Alxamdulilah   +1pointsFull time  2:2
29/01/2025

Alxamdulilah
+1points
Full time 2:2

KULANKEENA BERIHORYAALKA HEERKA 2AAD WEEK 6VZ W.GANACSIGAWAKHTIGA 2:00MP  incha Allah  league 2025
28/01/2025

KULANKEENA BERI

HORYAALKA HEERKA 2AAD WEEK 6
VZ W.GANACSIGA
WAKHTIGA 2:00MP

incha Allah
league 2025

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajab Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category