mahamed qadar fan

mahamed qadar fan Hadad halkan so gaadhay page follow dheh si aad ula soctid wararki u danbeyay ee ciyaraha
mahadsanid
only sports๐Ÿฅ‡

04/09/2026

Raul assensio ma noloshasa udanbasay garo oo waa difaaci real ku tashansay

03/09/2026

Mk ๐Ÿ—ฃdoodi goat way dhamaaray
Had laga bilaabo hal goat๐Ÿ jira kaasina waa meesi

03/09/2026

Wali laysma gaadhin wawaynka is nalan sanaayo bar baarta halkan la doonayiyo maso galay goolki wayna๐Ÿ˜
Post hadad aragtan share itaabta ciwanka waa laygaga dhaganyahay baryahane

02/09/2026

Liverpooll wali xageega danbe way furantahay waxay u bahantahay no 6 qadka dhexe ah

01/09/2026

Arnold dadka caynaya balooni shaqo kuma malaha cawintiso kaliya ku shafinaysay dafac saasa yuuna lahanbe

๐Ÿšจ| ๐๐‘๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†: ๐‰๐”๐‹๐ˆ๐€ฬ๐ ๐€ฬ๐‹๐•๐€๐‘๐„๐™ ayaa dhamaan kooxihii doonaye inay lasoo saxiixdaan Suuqaan iyo Maanta oo suuqa Xirmaya al...
01/09/2026

๐Ÿšจ| ๐๐‘๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†: ๐‰๐”๐‹๐ˆ๐€ฬ๐ ๐€ฬ๐‹๐•๐€๐‘๐„๐™ ayaa dhamaan kooxihii doonaye inay lasoo saxiixdaan Suuqaan iyo Maanta oo suuqa Xirmaya albaabada kasoo wada xiray isagoo Go'aansaday Halkii uu koox kale ku biiri lahaa Deadline Day inuu sii joogo kooxda Athletico Madrid mana doonayo koox kale inuu ku biiro ayaa la Leeyahay ๐Ÿšซ๐Ÿšช

Kooxda Atlรฉtico Madrid ayaa hadda filaysa in Juliรกn รlvarez uu kooxda sii joogo, maadaama uu maanta tababar la qaatay kooxda, isla markaana uusan sameyn doonin wax dhaqaaq ah maalinta ugu dambeysa ee suuqa kala iibsiga.

Juliรกn wuxuu albaabka ka xiray Arsenal iyo dhammaan kooxihii kale ee isku dayay inay bishan la soo saxiixdaan. Wuxuu kaliya diyaar u ahaa inuu ku biiro Barรงa, Maadaama ku biirista Barcelona loo diiday wuxuu Go'aansaday inuu Athletico Madrid sii joogo

Halka koxda Atlรฉtico Madrid ay hadda soo dhaweynayso Juliรกn, kadib markii heshiiskii uu Barcelona ugu biiri lahaa uu burburay.

Alvarez Xitaa inuu koox kale usoo maro si uu Barรงa ugu biiro xitaa waa diiday Athletico-deyda sii joogayaa ayuu Leeyahay

Sheeg hal koox oo qac ka yeedhay๐Ÿ˜

01/09/2026

Wakase cunugaasi

Bal qiyaas kooxdan tay tahay๐Ÿ˜€
01/09/2026

Bal qiyaas kooxdan tay tahay๐Ÿ˜€

31/08/2026

Mk cawa shook Meesi oo ka fadhiistay ciyaraha xulka

Sawirada Ban dhiga bradly barcola waxa page rasmiga ah ku baahisay kooxda liverpooll isagona xidhan doona no 29Welcom to...
31/08/2026

Sawirada Ban dhiga bradly barcola waxa page rasmiga ah ku baahisay kooxda liverpooll isagona xidhan doona no 29

Welcom to reds barcola

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when mahamed qadar fan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category