Liverpool somali fans

Liverpool somali fans ku so dhawada pageka somli liverpool fans

side u aragtan bareejaha cawa aynu ka qadanat kooxda Brighton.🔴🔴
08/10/2023

side u aragtan bareejaha cawa aynu ka qadanat kooxda Brighton.🔴🔴

Soo labasho wacn pre-session training.Always red 🔴
13/07/2021

Soo labasho wacn pre-session training.

Always red 🔴

               England derby  vs  Saacada : 6:30 SAACADA GEESKA AFRICAGaronka: old trafford  🔴
02/05/2021



England derby

vs
Saacada : 6:30 SAACADA GEESKA AFRICA
Garonka: old trafford

🔴

Shaxda caawa la rajaynayo inu la imandoon tobabare KLOPP.MA JECAALN LAHAYD INU LA YIMAADO GAROONKA SHAXDAN ,MA JIRTA WAX...
06/04/2021

Shaxda caawa la rajaynayo inu la imandoon tobabare KLOPP.
MA JECAALN LAHAYD INU LA YIMAADO GAROONKA SHAXDAN ,MA JIRTA WAX AAD JECLAAN LAHAYD IN LAGA BADALO.

FIKIRKAGA LA WADAAG TAGERAYASHA

MAHADSANID.....

🔴

       SIDEED DHAMAADKA  LUGTA KOBAD          : alfredo de stefano stadium   : 10: 00 pm sacada geeska africa  qofka sad...
06/04/2021


SIDEED DHAMAADKA LUGTA KOBAD



: alfredo de stefano stadium
: 10: 00 pm sacada geeska africa

qofka sadashiisa sax noqoto waxn la wadaagi dona tageerayaasha kale hadi alle idmo.

🔴

Diyaar ayaanu u nahay kulanka real madrid Faalada ciyaarta: Diogo jogta waa gesiga liverpool ee waqti xadirkan aynu u hi...
03/04/2021

Diyaar ayaanu u nahay kulanka real madrid

Faalada ciyaarta:
Diogo jogta waa gesiga liverpool ee waqti xadirkan aynu u hibayno love❤❤❤

Sido kale waxa xusid mud qAAB CIYAREEDKA KOOXDa oo tobabare klopp uu wax ka badal wayn ku so sameyey👍

Roberto firmino sido kale qaab ciyaaredkisa aad ayu u wanaagsana 😍

Ugu danbayn waxaynu xushmaynaynaa laacibkena sadio manè waxanan rajaynaynaa inuu qaab ciyaareedkiisi quruxd badna ku so laabto kulanka champion league ee kooxdu wajahaso real madrid.

Nala wadaag faaladaad ku saabsan qaab ciyaaredka kooxda.

🔴

Waqti aan in badan sugaynay          Champion league quarter- final  vs   🔴 one love reds YNWA
20/03/2021

Waqti aan in badan sugaynay
Champion league quarter- final
vs

🔴 one love reds YNWA

25/01/2021

We never walk alone
Waxa aynu nahay koox laga cabsado kubada cagtana wa ka dhacda in kooxda si uun wax uga khaldaman yaynan niyad janin 💪

England derby   vs    Axad 7 : 30 geeska africaAnfieldKooxdena liverpool aya bdisay labdi kulan ee u danbeyay ee lagu ci...
16/01/2021

England derby

vs
Axad 7 : 30 geeska africa
Anfield

Kooxdena liverpool aya bdisay labdi kulan ee u danbeyay ee lagu ciyaaro anfield

🔴

  ,    iyo   ayaa si rasmi ah uga so laabtay tobabarkii kooxda ee maalinti arbacada.Sadexdan laacib ayaa ka so muuqaday ...
24/12/2020

, iyo ayaa si rasmi ah uga so laabtay tobabarkii kooxda ee maalinti arbacada.

Sadexdan laacib ayaa ka so muuqaday xarunta tobabarka ee dhawan loo guray ee TRAINING CENTER.

Sido kale waxay kooxdu dib u heshay kulanki crystal place isago ka qayb ahaa ciyartoydi caawisay goalshii 7 da aha ee kooxdenu ku badisay.

🔴❤

Crystal place 0 - 7 liverpoolWaaw  guul taarikhiyawaxa goalasha kala dhaliyay:Takamu 3 minuteSadio mane 35Firmino 44 ' 6...
19/12/2020

Crystal place 0 - 7 liverpool
Waaw
guul taarikhiya

waxa goalasha kala dhaliyay:
Takamu 3 minute
Sadio mane 35
Firmino 44 ' 68
J.handerson 52
Mohamed salah 81' 84

Waxa xusid mudan in mohamed salah oo badal ku so galay kaambigi danbe e ciyaarta uu muda 4 daqiiqa ah ku dhaliyay laba goal. ❤ REDS🔴

🔴

  vs  Line up : 4 3 3  : T .  AlexanderArnoldJ .matipFabinhoA. Robertson J. HandersonWijnaldumN.keita T takumi R firmino...
19/12/2020

vs

Line up : 4 3 3

:
T . AlexanderArnold
J .matip
Fabinho
A. Robertson


J. Handerson
Wijnaldum
N.keita



T takumi
R firmino
Sadio mané

N.b waxa xusid kudan in dhaawaca kooxda oo aad u si badanayay ay ka so labten iyo .

Rayigaga ka so dhiibo taagere side u aragta shaxda uu la yimi tobabare klopp halke jeclan

🔴

Address

Wadada Madaxtoyada Road
Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool somali fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liverpool somali fans:

Share

Category