Suldaan Sports-Hoyga Ciyaaraha Caalmka

Suldaan Sports-Hoyga Ciyaaraha Caalmka Wararka Ciyaaraha iyo suuqa kala iibsiga ciyaartooyada kala soco PAGEkan.

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ Rasmi : CASEMIRO ayaa ku biiray Inter Miami-dii MESSI
20/06/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ Rasmi : CASEMIRO ayaa ku biiray Inter Miami-dii MESSI

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐ŸšจYAA SAMAYN KARA OON ISAGA AHAYN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!Gooldhaliyaha ugu badan taariikhda Koobka Adduunka (16 gool)โ€ข Ka...
17/06/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐ŸšจYAA SAMAYN KARA OON ISAGA AHAYN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Gooldhaliyaha ugu badan taariikhda Koobka Adduunka (16 gool)
โ€ข Kan ugu caawinta badan taariikhda Koobka Adduunka (8 caawin)
โ€ข Kan ugu badan ee goolal iyo caawin wada sameeyay taariikhda Koobka Adduunka (24)
โ€ข Ciyaaryahankii ugu daโ€™da weynaa ee hat-trick ka dhaliya Koobka Adduunka
โ€ข Ciyaaryahankii ugu daโ€™da weynaa ee laba gool ka dhaliya Koobka Adduunka
โ€ข Kan ugu badan ee ku guuleystay abaalmarinta Xiddiga Garoonka (Man of the Match) taariikhda Koobka Adduunka
โ€ข Kan ugu badan ee goolal+caawin ka sameeyay (knockout stages) ee Koobka Adduunka
โ€”Taariikhi, mucjiso ah, astaan aan la ilaawi karin abid ( Lionel Messi ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‘‘)

๐Ÿฑ๐Ÿฌ๐—ธ ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐˜๐—ผ 8๐Ÿ…ผ ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐Ÿ˜ฑ๐Ÿ˜ฑGoolhaayaha Xulka Cape Verde Ee Vozinha 24 saac ee ugu dambeysay waxaa kusoo biirtay bar...
16/06/2026

๐Ÿฑ๐Ÿฌ๐—ธ ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐˜๐—ผ 8๐Ÿ…ผ ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐Ÿ˜ฑ๐Ÿ˜ฑ

Goolhaayaha Xulka Cape Verde Ee Vozinha 24 saac ee ugu dambeysay waxaa kusoo biirtay bartiisa instagram-ka 8M, kulankii Spain kahor kaliya 50k Followers ayuu maraayey akoonkiisu.

๐Ÿšจ โ‚ฌ150M oo Euro ayay Man United kula soo wareegi doontaa labadda xiddig ee kooxda Westham SUMMERVILLE iyo FERNANDES.
16/06/2026

๐Ÿšจ โ‚ฌ150M oo Euro ayay Man United kula soo wareegi doontaa labadda xiddig ee kooxda Westham SUMMERVILLE iyo FERNANDES.

๐ŸšจOPTA : 4 jeer ayaa goysmo lagu sameeyay Piero Hincapiรฉ kulankii Cรดte dโ€™Ivoire ee xalay.๐ŸšจWaa kan difaacyahanka ugu โ€œdeeq...
15/06/2026

๐ŸšจOPTA : 4 jeer ayaa goysmo lagu sameeyay Piero Hincapiรฉ kulankii Cรดte dโ€™Ivoire ee xalay.
๐ŸšจWaa kan difaacyahanka ugu โ€œdeeqsisanโ€ ee 2026 World Cup ilaa haddaโ€ฆ wuxuu si naxariis leh u oggolaaday in weeraryahannadu tijaabiyaan xirfadooda ๐Ÿ˜„
La yaabkuna waa: Arsenal ayuu 39 kulan u ciyaaray 2025-26, waxaana goysmo lagu sameeyay kaliya 19 jeer.

CADCADKII waa soo dhigteenLaba saxeex oo kale ayaa Cucurrela ku xigi doonaBooskee ayaad jeclaan lahayd inay noqdaan saxe...
15/06/2026

CADCADKII waa soo dhigteen
Laba saxeex oo kale ayaa Cucurrela ku xigi doona
Booskee ayaad jeclaan lahayd inay noqdaan saxeexyada soo socdaa ????

"Haa, Haddii dhammaan xulalka kale guryahooda iska joogan waad guuleysan kartaan" ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿšจ Pochettino : Trump ayaa i waydiiy...
13/06/2026

"Haa, Haddii dhammaan xulalka kale guryahooda iska joogan waad guuleysan kartaan" ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
๐Ÿšจ Pochettino : Trump ayaa i waydiiyey ma ku guuleysan karnaa Koobka adduunka sanadkan.
Waxaan ugu jawaabay haa dabcan waan ku guuleysan karnaa.

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ UEFA ayaa ku dhawaaqday in Garsoore Cumar Cartan ay u qaateen in uu dhex dhexaadiyo kulanka dhex mari doona kooxaha ...
11/06/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ๐Ÿšจ UEFA ayaa ku dhawaaqday in Garsoore Cumar Cartan ay u qaateen in uu dhex dhexaadiyo kulanka dhex mari doona kooxaha PSG iyo Aston Villa.

๐Ÿšจ๐Ÿ“ข Maalintii La Sugayay Waa Timid! Xulkee ayaad taageere u tahay koobka adduunka 2026
11/06/2026

๐Ÿšจ๐Ÿ“ข Maalintii La Sugayay Waa Timid! Xulkee ayaad taageere u tahay koobka adduunka 2026

10/06/2026

Waxaa laga hor istaagay hal albaab, balse waxaa u furmay quluubta malaayiin qof ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™
HERO

Address

Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 23:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 08:00 - 23:00
Friday 11:00 - 00:00
Saturday 08:00 - 23:00
Sunday 08:00 - 23:00

Telephone

+252634856698

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaan Sports-Hoyga Ciyaaraha Caalmka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suldaan Sports-Hoyga Ciyaaraha Caalmka:

Shortcuts

Share

Category